Gogol nabadeed oo ay dhigeen odayaasha dhaqanka Gobolka Togdheer, loona dhigay beelaha walaalaha ah …

Gogol nabadeed oo ay dhigeen odayaasha dhaqanka Gobolka Togdheer, loona dhigay beelaha walaalaha ah oo ay dirirtu ku dhex martay degaanka Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag (Somaliland)

Halkan ka daawo odayaasha dhaqanka Gobolka Togdheer oo ka hadlaya gogosha iyo shirka nabadeed ee dhici doona dhowaan (20.july.2019)

cowslafil.com