KISMAAYO Sharci kama jiro, Dumar, odayaal, Birmigeyda si nabad ah u banaanbaxaya oo xabsiga loo taxaabay.
Gudoomiyaha isbadel doonka ee Jubaland Duale Aden Mohamed oo sheegay in Kismaayo uusan sharci ka jirin, kuwa tagayna ay qeyb ka yihiin Fowdada.Safa Osmaan Abdulle
Slået op af Shabelle TV i Søndag den 6. oktober 2019
ARAGTIDA AKHRISTEYAASHA