Ugaaska Guud ee Beesha Cabaas Muuse oo lagu caleemo saaray Gobolka Sanaag
Halkan ka daawo Ugaaska Guud ee Beesha Cabaas Muuse (Surre – Dir) Ugaas Axmed Jaamac Sarcade oo lagu caleemo saaray Magaalada Baran ee Gobolka Sanaag.
Waxaa kaloo halkaa lagu soo doortay Cheaf Caaqil beesha Axmed Maxamud Nuux.
cowslafil.com
ARAGTIDA AKHRISTEYAASHA