Maleeshiyaadka Raaskambooni ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe ee kusugan Magaalada Kismaayo ayaa hadda xabsiga utaxaabay Odayaal kasoo jeedo Beesha Biyamaal

Maleeshiyaadka Raaskambooni ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe ee kusugan Magaalada Kismaayo ayaa hadda xabsiga utaxaabay Odayaal kasoo jeedo Beesha Biimaal ayagoo loo haysto iney abaabuuleen ciidan dhawaan ka goostay Maamulka Axmed Madoobe oo Alshabaab kula dagaalamay degmada Jamaame islamarkaana hadda kusugan tuulooyin katirsan Degmooyinka Jilib iyo Jamaame.

Hoos ka aqri magacyada odayaasha laxiray iyo beelaha ay kasoo kala jeedaan.

1-Sheekh Jaamac Cabdule C/nuur Biimaal_Daadow_Saleebaan_ReerCiise.

2-Maxamed Xasan Diide.
Biimaal_Daadow_Saleebaan_AbeyneGurey.

3-Macalin C/qaadir irshaad Biimaal_Daadow_Saleebaan_YabarXuseen.

4-Xuseen Laba suulle
Biimaal_Daadow_Daauud_ReerMuuse.

5-Kornayl ismaaciil Sheekh isxaaq Biimaal_Daadow_Daauud_RerMuuse
(Abaanduulaha guutada Baarsanguuni ee ciidanka Xoogga dalka).

6-Korneel Xujaale Biimaal_Gaadsan_ReerSame

7-Mowliid Nuur Biimaal_Gaadsan_Rersame.

8-Maxamed Sheeqey dheere.
Biimaal_ismiin_Baahal_ReerShiiqey.

9-Xasan Geney Biimaal_ismiin_Baahal_Warable

10-Ibraahin C/kariin (Ibraahiney Maqaar)
Biimaal_Seeme_Kalafow.

Waxaa arrintan si aad ah uga xumaaday Beelaha Direed ee ku dhaqan degaanada iyo dalalka geeska Afrika, oo arrintan jawaabta ku haboon u diri doono maamulka Axmed Madoobe.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Maleeshiyaadka Raaskambooni ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe ee kusugan Magaalada Kismaayo ayaa hadda xabsiga utaxaabay Odayaal kasoo jeedo Beesha Biyamaal"

Leave a comment

Your email address will not be published.