Suldaan Direed ee Beesha Cumar Muse (Surre) oo lagu caleemo saaray Magaalada Garawo

Suldaan Direed ee Beesha Cumar Muse (Surre) oo lagu caleemo saaray Magaalada Garawo.

Suldaan Cali Saciid Samatar iyo Caaqil Cabdirisaaq Xaaji Cawil ayaa lagu caleemo saaray magaalada Gorowe, suldaanka oo ka mid noqon doono dhaqanka Soomaalida ee degaanada Puntland.

Halkan ka daawo muuqaal xafladii Suldaan Cali Saciid iyo Caaqil Cabdirisaaq Xaaji Cawil:

 

cowslafil.com

Be the first to comment on "Suldaan Direed ee Beesha Cumar Muse (Surre) oo lagu caleemo saaray Magaalada Garawo"

Leave a comment

Your email address will not be published.