cowslafil news network

cowslafil news network

  • Home

Uncategorized October 31, 2019

Gudoomiyaha Degmada Deefow oo ka hadlaya xaalada degaanka ka dib markii ay soo gaareen fataahada webiga shabeele

cowslafil.com


Uncategorized October 31, 2019

Gudoomiyaha Degmada Kabxanleey oo ka hadlaya marxalada degaanka ka dib fatahaadii webiga


Uncategorized October 15, 2019

Golaha dhaqanka beelaha Direed Oo Tageeray Bilada uu Ku Gulaystay Raysal Wasaaraha Itoobiya Mudane Aby Ahmed Ali

Golaha dhaqanka beelaha Direed Oo Tageeray Bilada uu Ku Gulaystay Raysal Wasaaraha Itoobiya Mudane Aby Ahmed Ali cowslafil.com


Uncategorized October 13, 2019

Hambalyo iyo bogaadin ku socota Prime Minister-ka Dawlada Federaalka ah ee dalka Itoobiya mudane Dr Abiy Ahmed

Ujeedo: Hambalyo iyo bogaadin ku socota Prime Minister-ka Dawlada Federaalka ah ee dalka Itoobiya mudane Dr Abiy Ahmed oo ku guulaystay Abaalmarinta Nobel Peace Prize 2019. Salaadiinta, Ugaasyada, Boqorada, Cuqaasha, saraakiisha, siyaasiyiinta, aqoonyahanka, Ganacsatada, Dhalinyarada…


Uncategorized October 13, 2019

Ugaaska Guud ee Beesha Cabaas Muuse oo lagu caleemo saaray Gobolka Sanaag

Halkan ka daawo Ugaaska Guud ee Beesha Cabaas Muuse (Surre – Dir) Ugaas Axmed Jaamac Sarcade oo lagu caleemo saaray Magaalada Baran ee Gobolka Sanaag. Waxaa kaloo halkaa lagu soo doortay Cheaf Caaqil beesha Axmed Maxamud…


Uncategorized October 13, 2019

Suldaan Direed ee Beesha Cumar Muse (Surre) oo lagu caleemo saaray Magaalada Garawo

Suldaan Direed ee Beesha Cumar Muse (Surre) oo lagu caleemo saaray Magaalada Garawo. Suldaan Cali Saciid Samatar iyo Caaqil Cabdirisaaq Xaaji Cawil ayaa lagu caleemo saaray magaalada Gorowe, suldaanka oo ka mid noqon doono dhaqanka Soomaalida…


Uncategorized October 8, 2019

Salaadinta Beesha Direed Oo Madaxweynaha Jubaland Ugu Baaqay Inu Xadhiga Dilka Ka Daayo Dadka Beesha

Salaadinta Beesha Direed Oo Madaxweynaha Jubaland Ugu Baaqay Inu Xadhiga Dilka Ka Daayo Dadka Beesha Golaha dhaqanka beelaha Direed oo ka hadlaya xaalada Kismaayo iyo dhibaatooyinka lagu hayo Bulshada Direed ee ku dhaqan halkaa: cowslafil.com


Uncategorized October 6, 2019

Golaha dhaqanka beelaha Direed oo ka hadlay dagaalada soo noqnoqday ee u dhaxeeya beelaha Ciisa iyo Canfar

Golaha dhaqanka beelaha Direed ayaa kulan ku yeeshay caasamada Jamhuuriyada Somalilan, halkaas oo ay uga hadleen dagaalada soo noqnoqday ee u dhaxeeya beelaha Ciisa iyo Canfar. Halkan ka daawa Golaha Guurtiga Beelaha Direed oo arrintaa…


Uncategorized October 6, 2019

Dumarkii soomaaliyeed ee si nabad ugu banaabaxay degaanka Kismaayo oo xornimadooda dib u helay

Waxaa ina soo gaaraya warar sheegaya in dumarkii soomaaliyeed ee iyagoo si nabad ah ugu banaanbaxaya bartamaha magaalada kismaayo, xadgudub iyo xarig aysan muteysan loogu geystay halkaa, ay galabta xornimadooda dib u hanteen, halka ay…


Uncategorized October 6, 2019

KISMAAYO Sharci kama jiro, Dumar, odayaal, Birmigeyda si nabad ah u banaanbaxaya oo xabsiga loo taxaabay.


Uncategorized October 6, 2019

BAAQ CAMBAAREYN AH OO LOODIRAYO AXMED MADOOBE IYO MALEESHIYADIISA KISMAAYO.

Ku: Dawladda Federaalka Soomaaliya Ku: Urur goboleedka Igad Ku: Ciidamada Amisom Ku: United Nations Human Rights Council(UNHCR) Ku: Beesha Caalamka Ururka Midnimada Dirdeed (UMD) oo ah urur ay kumideysan yihiin Ugaasyo,Salaadiin, Cuqaal, Aqoonyahan, Siyaasiyiin iyo…


Uncategorized October 5, 2019

Daawo Musharaxa Madaxweynaha Jubbaland Ducaale Aadan Maxamed oo si adag uga hadlay Doorashooyinkii iska soo horjeeday ee ka dhacay Magalada Kismaayo iyo eedeyn kulul oo uu u jeediyay Dowlada Federaalka ah.

Daawo Musharaxa Madaxweynaha Jubbaland Ducaale Aadan Maxamed oo si adag uga hadlay Doorashooyinkii iska soo horjeeday ee ka dhacay Magalada Kismaayo iyo eedeyn kulul oo uu u jeediyay Dowlada Federaalka ah. cowslafil.com


Uncategorized October 5, 2019

Cid Kasta Oo Tagta Kismaayo Waa Dambiile Qaran…” Xildhibaan Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE

cowslafil.com


Uncategorized October 5, 2019

Cambaarayn kulul oo ay halkan ka dirayaan shacabka Direed ee ku dhaqan dalka gudahiisa iyo dibadiisa kuna wajahan Maamulka Axmed Madoobe

Waxaa ina soo gaaraya cambaareyn isdaba joog ah oo soo gaaraya shabakada cowslafil, oo lagu cambaareyn madaxweynaha maamulka is caleemo saaray ee degaanka Kismaayo, oo ku darsaday caburinta lagu hayo shacabka Direed ee halkaa ku…


Uncategorized October 5, 2019

Maleeshiyaadka Raaskambooni ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe ee kusugan Magaalada Kismaayo ayaa hadda xabsiga utaxaabay Odayaal kasoo jeedo Beesha Biyamaal

Maleeshiyaadka Raaskambooni ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe ee kusugan Magaalada Kismaayo ayaa hadda xabsiga utaxaabay Odayaal kasoo jeedo Beesha Biimaal ayagoo loo haysto iney abaabuuleen ciidan dhawaan ka goostay Maamulka Axmed Madoobe oo Alshabaab kula…


Uncategorized September 6, 2019

Degaano ka mid ah Somali state oo ka cabanaya xaalad adag iyo biyo la’aan halkaa ka jirta, codsi u diraya Somali State iyo dowlada Itoobiya

Degaano ka mid ah Somali State oo ka cabanaya xaalad adag iyo biyo la’aan halkaa ka jirta, codsi u diraya Somali State iyo dowlada Itoobiya cowslafil.com


Uncategorized September 6, 2019

Ururka Midnimada Direed oo ka soo saaray Warmurtiyeed xaalada ka jirta magaalada Kismaayo iyo maamul goboleedka Waamo State

BISMILAAHI RAXMAANI RAXIIM Ku: Saxaafada Afka Somaliga ku hadasha UJEEDO: WARMURTIYEED (COMMUNIQUE) Salaadiinta, Boqorada, Ugaasyada, Cuqaasha, saraakiisha, siyaasiyiinta, aqoonyahanka iyo waxgaradka beelweynta Direed ee ku bahoobay Ururka Midnimada Direed (UMD) waxay halkan ku cadeynayaan in…


Uncategorized August 17, 2019

Sannad Guuradii 1’aad ee Ururka Midnimada Direed, 12.august.2019

Sannad guuradii koowaad ee Ururka Midnimada Direed, 12.august.2019. Hambalyo Hambalyo Hambalyo !!! Hambalyo: Sannadguuurada 1aad ee Ururka MIDNIMADA Direed. Golaha iyo Ururka MIDNIMADA Direed (UMD) waxa uu sanad jirsaday 12 Augusti 2019. Munaasabadii Sanadguurada UMD…


Uncategorized July 19, 2019

Odayaasha dirka koonfureed oo si adag ula hadlay farmaajo

Odayaasha dirka koonfureed oo si adag ula hadlay farmaajo cowslafil.com


Uncategorized July 12, 2019

Caruurta degaanka CeelAfweyn ee Gobolka Sanaag oo baaq nabadeed u diraya dadka ehelka ah

Caruurta degaanka CeelAfweyn ee Gobolka Sanaag oo baaq nabadeed u diraya dadka ehelka ah ee halkaa ku dagaalamaya: cowslafil.com


Uncategorized July 11, 2019

Gogol nabadeed oo ay dhigeen odayaasha dhaqanka Gobolka Togdheer, loona dhigay beelaha walaalaha ah …

Gogol nabadeed oo ay dhigeen odayaasha dhaqanka Gobolka Togdheer, loona dhigay beelaha walaalaha ah oo ay dirirtu ku dhex martay degaanka Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag (Somaliland) Halkan ka daawo odayaasha dhaqanka Gobolka Togdheer oo ka…


Posts navigation

« 1 2 3 4 … 30 »

Wararkii ugu danbeeyey

  • Xafladdii beelweynta Surre ee magaalada Muqdisho iyo Taageerida Qaranka Somaliland
  • HEESTII INUU SURRE DOWLAD YAHAY & XAFLADDII SURRE EE NAIROBI
  • Somaliland: Duulaanka Qabyaaladeysan, Duqeyntii iyo Dumintii Caasimada Somaliland 1988 (Taariiq Madow oo Xussid Mudan)
  • Somaliland: Qaranka Haw Biqina
  • Somaliland: Ciidamada Qaranka Jamhuurriyada Somaliland oo dhawaan jawaab ka bixin qabyaalada ku soo duushay

ARAGTIDA AKHRISTEYAASHA

  • musdaf m c salaad on Daawo Heestii Gabre Ee Kooxda Qeyladhaan “Wuxuu Geed yiri Mar hore hadaan gabalkey Ku jirin, Wallee Gudiney aniga Salkay Ma goyn kartee”
  • viva Surre on Qoraal ka soo baxay wargeyska Kabxanleey iyo Deefoow.
  • Mmg on Faah faahin dagaalkii u dhaxeeyey Ciidamada Westland State iyo Ciidanka Abdifatax Afrax ee ka soo duulay Bariga Baladweyne
  • zakaari on Beesha Xawaadle oo maanta markale u adeegsatay hubkii Qaranka in ay
  • abdirisak isse ali on Map-Ka Siyaasada Somaliya Oo Isbadal Weyni Ku Yimid Iyo Saamaynta Ay Ku Yeelanayso Somaliland Isbadalada Socda
  • deeqa ducaale on Amisom oo war kasoo saartay dhacdadii degmada Marka.
  • Anonymous on MAAMUUL GOBOLEEDKA WESTLAND STATE oo si xowli ah ku socda qaab dhismeedkiisa iyo in la sugo nabadgelyada Gobolka
  • Anonymous on Wararkii ugu danbeeyey ee Qasaarihii ka dhashay Dagaalka Deefow

Archives

  • September 2023
  • August 2023
  • July 2023
  • July 2022
  • March 2022
  • September 2021
  • March 2021
  • February 2020
  • December 2019
  • November 2019
  • October 2019
  • September 2019
  • August 2019
  • July 2019
  • June 2019
  • May 2019
  • April 2019
  • March 2019
  • February 2019
  • January 2019
  • December 2018
  • November 2018
  • September 2018
  • August 2018
  • November 2017
  • August 2017
  • July 2017
  • January 2017
  • November 2016
  • September 2016
  • July 2016
  • June 2016
  • May 2016
  • April 2016
  • March 2016
  • February 2016
  • January 2016
  • December 2015
  • November 2015
  • October 2015
  • September 2015
  • August 2015
  • July 2015
  • June 2015
  • May 2015
  • April 2015
  • March 2015
  • February 2015
  • January 2015
  • December 2014
  • November 2014
  • October 2014
  • September 2014
  • August 2014
  • July 2014
  • June 2014
  • Home

Copyright 2025 | MH Newsdesk lite by MH Themes