Madaxweyne Xasan Sheekh Maxaa u qabsoomay Seddaxdii Sano ee Xilka uu hayey Maxaase u Qorsheysan hadii lasoo doorto 2016-ka

SADAX_GUU-Precident

Farshaxamiistaha weyn ee Amin camir ayaa sawir cajiib badan waxa uu ka sameeyey Waxqabadka seddaxdii
sano ee lasoo dhaafay ee uu gaarey Madaxweyne Xasan Sheekh.

Farshaxamiistaha ayaa sidoo kale sawirkiisa ku muujiyey waxa uu qaban doono Madaxweynaha Marka lasoo doorto sanadka 2016-ka.

Be the first to comment on "Madaxweyne Xasan Sheekh Maxaa u qabsoomay Seddaxdii Sano ee Xilka uu hayey Maxaase u Qorsheysan hadii lasoo doorto 2016-ka"

Leave a comment

Your email address will not be published.