Muslimiinta Booqanayo Beyt-ka Allah Oo Maanta Taagan Buurta CARAFA

xaj1

Dhowr Malyan qof oo Xujey ah oo ka kala tagay dunida daafaheeda ayaa maanta taagan Buurta Carafo, si ay u gutaan rukniga ugu weyn ee cibaadada xajka.

Muslimiinta sanadkan booqanaayo guriga Alle oo ka badan saddex milyan ayaa maanta xili hore u dhaqaaqay dhanka Buurta Carafo..

Marka ay maanta soo gutaan ruknigan muhiimka ah ee CARAFA, Muslimiinta Xajineyso waxaa ay caawa ku hoyan doonaan Muzdalifa halkaaso oo ay caawa ku cibaadeysan doonaan haddii Alle idmo.

Berri waa maalinta Ciidda, waxaa sunno ah in sadaqo badan la baxsado, qofkii awoodo waxaa la jecel yahay inuu gowraco neef xoolo ah.

Be the first to comment on "Muslimiinta Booqanayo Beyt-ka Allah Oo Maanta Taagan Buurta CARAFA"

Leave a comment

Your email address will not be published.