Salaadiin, ugaasyo, cuqaal Baaq nabadeed ka diraya magaalada Hargeysa, una Diraya walaalaha Xeraale

Waxaa magaalada Hargeysa Baaq nabadeed ka diraya Salaadiin, Ugaasyo, Cuqaal, Waxgarad iyo dhamaan oday dhaqameedka reer Somaliland, oo ka codsan in si deg deg ah oo sharuud la’aan loo joojiyo gacan ka hadalka iyo dirirta u dhaxeysa beelaha walaalaha degaanka Xeraale. Waxgaradkan oo ku sheegay dhibka halkaa ka dhacay in uu si gaar ah u taaban maadaama dadka halkaa ku dagaalamay ay yihiin dad isir wadaag iyo ehel la ah shacabka reer >Somaliland, waxaa ay sheegeen waxgaradka halkaa isugu yimidin arrintan in ay soo fara gelin si colaadaas loo joojiyo, loona soo afjaro qilaafka u dhaxeeya shacabka reer Xeraale.

Halkan ka daawo Baaqa Odoyaasha Dhaqanka Somaliland ay u dirayaan Xeraale:

cowslafil.com

Be the first to comment on "Salaadiin, ugaasyo, cuqaal Baaq nabadeed ka diraya magaalada Hargeysa, una Diraya walaalaha Xeraale"

Leave a comment

Your email address will not be published.