Video: Halkan ka daawo taariiqda Imaam Axmed Gurey (Allaha u naxariisto)

Waxaan halkan idiinku soo gudbin video ka sheekeyn taariiqda Imaam Axmed Gurey, Illaha u naxariisto Imaamka iyo geesiga Soomaaliyeed oo ka soo jeeda beelwenta Direed.

Shirweynaha Beelweynta Direed xilliga uu dhacayo waxaa ka haray maalmaha, saacadaha, iyo daqiiqadaha halkan ku xusan. Ka soo qeyb gal wacan:

cowslafil.com

Be the first to comment on "Video: Halkan ka daawo taariiqda Imaam Axmed Gurey (Allaha u naxariisto)"

Leave a comment

Your email address will not be published.