Dhageyso: Jeneral C/llaahi Waafow ” Wacad ayaan ku Marnay in aan Dadkeena & Deegaankeena ka Difaacno Mooryaanta Axmed Diiriye uu Soo Diray.

Dhageyso: Jeneral C/llaahi Waafow ” Wacad ayaan ku Marnay in aan Dadkeena & Deegaankeena ka Difaacno Mooryaanta Axmed Diiriye uu Soo Diray.

 

Gudoomiyaha Degmada Lambar Konton Jeneral C/llahi Cali Axmed Waafoow ayaa sheegay in Ciidamada Deegaanka ay la wareegeen Deegaano badan Oo katirsan Gobolka Shbabeelada hoose hadana ay u hartay Magaalada Madxda Gobolka.

Waxaa Jeneralka Su’aal laga weydiiyay Hadal kasoo yeeray Mooryaan Axmed Diiriye, waxaa uu ka yiri Axmed Diiriye Shabeelada hoose in uu Isbaaro dhigto anaa u diiday Oo C/llahi Waafoow ah.

Axmed Diiriye hala gaarsiiyo warkeyga isaga iyo Beeshiisa kuma dhex noolaan doonaan dhulka Beesha Biimaal, Waxaan leeyahay Axmed Diiriye waxaad Shabeelada hoose kasoo doontid waa geeri, mana laga yaabo in laguugu Aaso lafahaagana waan gubi doonaa.

Sidoo kale Jenaral Waafoow ayaa fariin adag u diray kuwa garabka u ah Mooryaanta Habargidir oo mar walbo ku dhinta Gobolka iyagoo difaacaya Habargidir, Waan ognahay inta u kaalmeyso Mooryaanta Habargidir waana la xisaab tami doona ayuu yiri Mr. Waafow.

Mar Su’aal laga Weydiiyay waxa uu ka aaminsan yahay waxa loogu yeero Shabeelle Satate ” Adeer waxaas hana weydiinana maxaa la yiraahdaa Shabeelle Satate ma wax caruurta lagu dheeliyaa!!!!!!

Dhanka kale Jenaral C/llahi Waafoow waxaa uu tilmaamay in Xasan Culusow uu qeeyb ka yahay dagaalka lagu soo qaaday Beesha Biimaal , waxa uu cadeeyay Waafoow Hubka lagula dagaalayo Shacabka Beesha Biimaal in laga soo bixiyo Baqaarada Villa Baydhabo iyo Madaxtooyada.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Dhageyso: Jeneral C/llaahi Waafow ” Wacad ayaan ku Marnay in aan Dadkeena & Deegaankeena ka Difaacno Mooryaanta Axmed Diiriye uu Soo Diray."

Leave a comment

Your email address will not be published.