Marwa foosiya H.aadan oo sharaxaad dheeraad ah ka bixisay hishiiska arimaha Badda(Daawo).

Marwa foosiya H.aadan oo sharaxaad dheeraad ah ka bixisay hishiiska arimaha Badda(Daawo).

 

Marwo foosiya xaaji aadan oo ka qeebgashay barnaamij gaar ah oo ka baxay Tv-ga caalamiga ah ee Horncabel tv waxaa ay ka hadashay arinta monitering group ay ku soo eedeysay, waxaa kaloo ay si faahfaahsan oo ka duban sida ay warbaahinta soomalida ay qortay uga hadashay arinta bada soomaaliya.

Marwa foosiya ayaa sheegtay in soomaaliya ay leedahay cadaw badan oo u tagan siduu u cirirb tiri lahaa dadka fara ku tiriska h ee u taagan sidii loo badbaadin lahaa dalka, dadkaasna waxaa ay isugu jiraan somali iyo ajaanib waa sida ay hadalka u dhigtay. Waxaa ay sheegtay in marwa yusra abrar ay iyada keentay ayna ugu tala gashay inay wax ka qabato musuqmaasuqa, lkn aysan u keenin inay dalka bohol kusii rido.

Marwa foosiya H.aadan waxaa ay horey usoo noqotay R/w ku xigeen iyo wasiirkii hore ee arimaha dibada iyo sikaashiga caalamiga, waxaa ay hada ku sugan tahay magaalada london, waxaana ay sheegtay inay u timid sidii ay dacwad ugu furi lahayd shakhsiyaad ka been abuurtay, ayna heysato cadeymo muujinaaya inaysan wax lug ah ku lahayn waxyaabaha ay kusoo eedeeyeen.

Halkaan ka daawo barnaamijka oo dhamestiran.

 

cowslafil.com

Be the first to comment on "Marwa foosiya H.aadan oo sharaxaad dheeraad ah ka bixisay hishiiska arimaha Badda(Daawo)."

Leave a comment

Your email address will not be published.