Xaalada dadkii ka barakacay qeybo kamida gobolka Hiiraan oo aad u liidata

Xaalada dadkii ka barakacay qeybo kamida gobolka Hiiraan oo aad u liidato

Axmed Aadan Cabdiraxmaan,. Gudoomiyaha deegaanka Deefow oo la hadlay warbaahinta Danan ee magaalada Muqdisho, ayaa ka warbixiyay xaalada nololeed ee qoysaskii ka barakacay deegaanada Kabxanleey iyo Deefoow ee gobolka Hiiraan.

Gudoomiyaha ayaa carabka ku dhuftay in xaalad nololeed oo aad u liidata ay ku noolyihiin qoysaskaa, oo ku dhaqan howdka gobolka Hiiraan.

Qoysaska ayaa horaan ka barakacay dagaalo ka dhacay deegnaadadii ay kaga sugnaayeen gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka.

Ilaa iminka ma jirto wax hey’ado gargaar ah oo la gaarsiiyay dadkaa shacabka ah ee gargaarka u aahanan xaaladaa adagna ku sugan.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Xaalada dadkii ka barakacay qeybo kamida gobolka Hiiraan oo aad u liidata"

Leave a comment

Your email address will not be published.