Ciidamo Cusub Oo Deegaanka ah Oo Tababar Loogu Soo Xiray Degmada Lambar Konton (Sawiro) .

Ciidamo Cusub Oo Deegaanka ah Oo Tababar Loogu Soo Xiray Degmada Lambar Konton (Sawiro) .

 

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Deegaanka ayaa Tababar usoo xeray ciidamo Cusub Oo in Mudo ah Tababar ugu socday Xero ku taala Degmada Lambar kontan.

Ciidamadan Cusub ee Deegaanka ah ayaa Tababarkooda waxaa uu kusoo beegmeya xili uu soconaayo Dagaal u dhaxeeya Dadka deegaanka iyo Maleeshiyaaad Mooryaan ah oo kusoo duulay Gobolka Shabeelada hoose.

Tababarkan oo ay bixinayeen Saraakiil ka tirsan Ciidamada Deegaanka, ayaa waxaa lagu wada Ciidamadan Cusub in lagu biiriyo Guutooyinka kale ee Ciidamada Deegaanka.

Ugu danbeyntii waxaa Goobta ka hadlay Sarkaalkii Hogaamin lahaa Ciidamadan Cusub oo balan qaaday in waajibkiisa uu gudan doono, isagoona sidoo kale ugu baaqay Ciidamada Cusub in ay diyaar u noqdaan sidii ay gobolka Sh/hoose uga xoreyn lahaayeen Cadowga Mooryaanta ah ee Kusoo Duulay Dhulkooda.

 

IF IF IF IF IF IF IF IF IF IF IF IF IF

Xigasho shabakada wararka caalamiga ee markacadey.com

cowslafil.com

Be the first to comment on "Ciidamo Cusub Oo Deegaanka ah Oo Tababar Loogu Soo Xiray Degmada Lambar Konton (Sawiro) ."

Leave a comment

Your email address will not be published.