Dhageyso: Warbixin Ku Saabsan Xaalada Guud Ee Gobolka Shabeelada Hoose.

Dhageyso: Warbixin Ku Saabsan Xaalada Guud Ee Gobolka Shabeelada Hoose.

Waa warbixin ku saabsan Xaalada Guud ee Gobolka Shabeelada hoose, oo ku dhawaad 2 Sano ay dagaalo ka socdaan, waxaana dagaaladaas ay u dhaxeeyaan Ciidamada Deegaanka oo difaacanaya dhulkooda iyo Isbaheysiga Sharta ah ee ay Horboodeyso Beesha Habargidir.

Halkaan Hoose ka dhageyso Warbixin ku saabsan Xaalada Guud ee Gobolka Shabeelada hoose.