Hormarka degmo ka tirsan gobolka Mudug oo laga warbixiyay

Maxamed Siciid Axmed, Gudoomiyaha degmada Bacaadweyn ee gobolka Mudug ee maamulgoboleedka Galmudug oo maanta la hadlay Idaacada Danan ee magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay xaalada amni ee degmadda.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in qorshe balaaran oo ay degeen ay ku guuleysteen, Isagoo ka dhawaajiyay in ay ku guuleysteen inay waxbadan ka qabtaan amniga.

Gudoomiyaha degmada Bacaadweyn, Maxamed Siciid ayaa sheegay in ay sii laba jibaari doonaan howlaha ay hayaan, Wuxuuna masuulkaan soo dhaweeyay qorshaha ay dowladda Soomaaliya hal maamul ugu sameyneyso goboladda dhexe ee dalka.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Hormarka degmo ka tirsan gobolka Mudug oo laga warbixiyay"

Leave a comment

Your email address will not be published.