Dhageyso: Siyaasiga Daahir Xaaji Boqorre Oo ka hadlay Dagaalada ka socda Gobolada Shabeelada hoose iyo Hiiraan.

Dhageyso: Siyaasiga Daahir Xaaji Boqorre Oo ka hadlay Dagaalada ka socda Gobolada Shabeelada hoose iyo Hiiraan.

Siyaasiga Daahir Xaaji Boqorre ayaa aad u dhaliilay Dowlada Federaalka uu Xasan Culusow Madaxweynaha ka yahay, waxa uu tilmaamay in Xasan Sheekh uu bartilmaameed sanayo beel gaar ah oo ku dhaqan deegaanadooda.

Mr. Daahir ayaa sidoo kale iftiimayay in Dowlada Federaalka ay u magacoowday hogaaminta Guutuuyinka, Niman Mooryaan ah oo dhibaato ku haya Shacabka ku dhaqan Gobolka Shabeelada hoose.

Sidoo kale siyaasiga waxaa uu ka hadlay dagaalada ka socda degmada Deefoow oo uu sheegay Siyaasiga in la doonayo in dadka deegaankaas degan dhulkooda xoog looga qaato.

Iyadoo lagu jiro Bil Ramadaan ayaa la leynayaa Maati aan waxba galabsan, cid ka hadleysana ayasn jirin ayuu yiri Siyaasiga Daahir Xaaji Boqorre.

Hoos Ka dhageyso Codka Siyaasiga

Be the first to comment on "Dhageyso: Siyaasiga Daahir Xaaji Boqorre Oo ka hadlay Dagaalada ka socda Gobolada Shabeelada hoose iyo Hiiraan."

Leave a comment

Your email address will not be published.