Maanta oo ay Xaldu Degantahay Deeganadii dhowaan lgu Dagalamay ee Deefow iyo Kabxanley ee Gobolkaasi ka Tirsan.
Maamulka Magalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan aya sheegay in Baaq dhinaca Nabadda ah ay u direen dhinacyadii Halkaasi isku hayay isla Markaana ay saakay Xaladdu tahay mid ka yara degan sidii ay Shalay iyo Maalmihii ka Horeeyy hayd.
Gudoomiyaha Magaalada B/weyne Maxamed Maclin Qadfoow oo la hadlay Idaacaddaha Gobolka Hiiraan u sheegay in ay ku Bxeen Dagaal Beeleedka ku soo laalaabtay Deegaanadaas isla markaana ay Gudi u saareen Xalinta Dagaaladaas.
Dhegeyso Warbixin uu Wariyaheena Cusmaan Aadam Careys kasoo Diray B/weyne.
cowslafil.com
Be the first to comment on "DHEGEYSO:-Xaaladda Deefoow & Kabxanleey oo Saakay Degan kedib Dagalao ka dhacay."