Dhageyso: Maamulka Deegaanka Deefow oo ka hadlay dhibaatada ka jirta Gobolka Hiiraan

Dhageyso: Maamulka Deegaanka Deefow oo ka hadlay dhibaatada ka jirta Gobolka Hiiraan

Iyadoo weli ay gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka, ka taaganyihiin dagaal beeleedyo dhexmarey, beelaha Surre iyo Xawaadle oo wada dega Gobolka Hiiraan.

Dagaaladda ayaa weli saasaantoodu jirtaa, xilli DFS ay u magacawday xaaladda gobolkaa xubno Wasiiro horkacayaa.

Guddoomiyaha deegaanka Deefow, Axmed Aadan Xasan, oo caawa la hadlay warbaahinta Danan ee Magaaladda Muqdisho, ayaa ka warbixiyay xaaladda deegaanka iyo sida ay wax yihiin.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Dhageyso: Maamulka Deegaanka Deefow oo ka hadlay dhibaatada ka jirta Gobolka Hiiraan"

Leave a comment

Your email address will not be published.