Dagaal Galabta Ka Dhacay Deegaanka Buushka ee Sh.Hoose

Dagaal Galabta Ka Dhacay Deegaanka Buushka ee Sh.Hoose

Dagaal mudo socday ayaa maanta gabal-dhacii waxa uu ka dhacay deegaanka Buusha ee gobolka Sh.Hoose.

Dagaalkan oo u dhexeeya ciidamada deegaanka iyo Maleeshiyada beeleedka gobolka ku soo duulay ayaa waxa uu bilowday kadib markii ciidamada deegaanka ay weerareen goob ay maleeshiyada Axmed Diiriye ka fadhiyeen nawaaxiga Buushka.

Dagaalkan ayaa bada socda dagaaladii horay uga dhacay gobolka kuwaas oo ay ciidamada deegaanka ku naafaayeynayeen maleeshiyada dagaalka barakicinta iyo xasuuqa ah ka wada Sh.Hoose.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Dagaal Galabta Ka Dhacay Deegaanka Buushka ee Sh.Hoose"

Leave a comment

Your email address will not be published.