Dhageyso dagaalka saaka ka bilowday Deefow

Dhageyso: Maleeshiyo Beeleed Hoostago Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Dagaal Ku Qaaday Deegaanka Deefow

Dagaal culus oo saakey 5-ta subaxnimo Deegaanka Deefow ka bilowday ayaa la soo sheegayaa inuu weli soconayo. Dagaalka ayaa u dhexeeyo ciidamo ka amar qaato gudoomiyaha gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax oo weerar ku qaaday ciidamo madani ah oo ka soo jeedo deegaanka Deefow.

Maleeshiyaadka maamulka Hiiraan oo horey u gubay Deefow ayaa haatan dagaal kale dib ugu soo qaaday kadib markii dadkii deegaankaay dib ugu soo laabteen deegaankooda Deefow oo ay dayactir ku sameysteen guryahooda.

cowslafil.com