Dhageyso: wax garad kala duwan oo qaarkood ka soo jeeda hiiraan oo kahadlay dagaalada deefow

Nabadoon cabdi raxmaan cabdi iidow oo kamid ah waxgaradka soomaliyeed ee ka soo jeeda gobolka hiiraan oo lahadlay warbaahinta Danan ayaa waxaa ku baaqay in sideg deg ah loo joojiyo dagaalada ka soo cusboonaaday deegaanada deefow iyo kab xanley ee gobolka hiiraan
nabadoon cabdi raxmaan cabdi iidow ayaa waxaa uu intaas ku daray in uusan ka mid ahayn labada dhinac nin ka soojeeda oo uu yahay nin labada dhinac ee wada dagaalamaya ay yihiin deris qabiil ahaana uu ka soo jeedo jijeele waxaa uu yiri waxaan ka cod sanayaa walaalaheyga soomaaliyeed ee ku dagaalamaya deegaanadaas joojiya dagaalka walaaliyaal
dhanka kale waxaa isna lahadlay waerbaahinta Danan ugaas maxamed wali sheikh axmed oo kamid ah wax garadka soomaaliyeed ee ku nool muqdisho waxaana isna dhankiisa ku baaqay in lajoojiyo dagaalka

cowslafil.com

Be the first to comment on "Dhageyso: wax garad kala duwan oo qaarkood ka soo jeeda hiiraan oo kahadlay dagaalada deefow"

Leave a comment

Your email address will not be published.