INAA LILAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN NIN WANAAGSAN WAARI MAAYO(GEERI NAXDIN BADAN).

INAA LILAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN NIN WANAAGSAN WAARI MAAYO(GEERI NAXDIN BADAN).

innaa lillaahi wa innaa illaahi raajicuun Nin wanaagsan waari maayo wuxuu lahaa hami sare iyo yididiilo aad u fiican oo is lahaa in uu ku hormariyo bulsho hogaan noociisa ah u baahneed lkn tii alle ayaa ku timid waxaa gacan ka xaqdaran oo aan xishood iyo damiir dadnimo midna lahayn dishay alle ha u naxriistee gudoomiyihii Degmada Buurhakaba Ahana Aasaasihii iyo Maamulihii Webstika Buurhakaba.com

Marxuum Maxamed Cali Maamow, Marxuumka Oo Intii garanaysa aan tafasiil dheeri ah ugu baahnayn shakhsiyadiisa ayaa waxaa lagu xasuusan doonaa alle ha unaxriistee in uu ahaa nin tawaaduc badan dulqaad badan xishood badnaa jeclaana in la caawiyo dadka danta yar taasina waxaa ugu marqaati ah sawirka idin muuqda oo ah mar uu maamlmo un ka hor uu deeq raashiin ah oo tii ugu horeysay inta yar ee uu xilka hayay ee Degamada Buurhakaba Soo gaartay uu u qeybiyay Dadka dan yarta ah isagoo gacantiisa ugu qeybiyay bulshada dhiban ee ku nool buurhakaba.

cowslafil.com

Be the first to comment on "INAA LILAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN NIN WANAAGSAN WAARI MAAYO(GEERI NAXDIN BADAN)."

Leave a comment

Your email address will not be published.