BAAQ ku socda dhamaan Beelaha Surre iyo walaalaha Direed dhamaan

BAAQ ku socda dhamaan Beelaha Surre iyo walaalaha Direed dhamaan

Waxaa ka socda dalka soommaaliya, gaar ahaan Sh. hoose iyo Hiiraan qorshe guracan oo qabyaalad iyo isir sifeyn lagu hayo beelaha Direed ee ku dhaqan koonfurta Soomaaliya. Waxaa haddada socda dagaal ku wajahan walaalaha Surre ee degaanka Kabxanleey, Madiina, iyo Deefow halkaas oo ay beel wax magarato ah oo kaabo qabiilkoodii, masuuliyiinta maamulka gobolka, ilaa wiilka ay abtiga u yihiin ee Madaxweyne Hassan Sheikh ay dagaal toos oo isir sifeyn ay ku hayaan dadka degaanka Kabxanleey iyo Deefow.

Waxaan BAAQ u direyna dhamaan walaalaha Direed, gaar ahaan wiilasha Surre meel walba aad joogtaan dunida inaad gurmad iyo garab u noqotaan wiilasha halyeeyada Surre ee qaatay go’aan geesinimo leh oo ay ku difaacayaan hoygoodi, maatadoodii, caruurtoodii, waayeelkoodii.

Waxaa ku socda beelaha Surre ee Kabxanleey iyo Deefow dagaal gardaro ah oo ay u dhan yihiin kaabe qabiil, maamul gobol, ilaa dowlada sare oo ay hogaaminayaan dad wax magarata ah oo aan ku cibra qaadan inaysan horeyna u dhicin, haddana dhaceyn in beel beel kale isir sifeyn ku sameyso.

Waxaa ku jabay dagaalkii maanta dulmi wadayaasha beesha Xawaadle ee duulaanka ku soo qaaday hoyga beelaha Surre.

Waxaa socda gurmad iyo qeylo dhaan labada dhinac, halka beelna ay isugu habar wacan dulmi iyo gardarro, dhanka kale beesha Surre ay ku dagaalami xaq, si geesinimo lehna u difaacdeen degaanadooda.

Waxaa ku socday beelaha Surre dulmi aanan kala go’laheyn oo lagu dhibaateyn dadkooda iyo degaanadooda.

Maanta waa maalintii loo istaago lahaa xaqa iyo difaaca degaanada Surre oo ay duulaan ku yihiin gacan ka gardaran

Waxaan Baaq u direynaa dhamaan dadka ku abtirsado beesha Surre meel walba ay ka joogaan dunida in ay ka qeyb qaataan difaaca degaanadooda iyo in meel la saaro Xawaadle oo furin dagaal ka dhigay hoygeena, inaysan dhaceyn in ay bariga Baladweyne iyo Muqdisho ay nabad ugu noolaadaan.

cowslafil.com

Be the first to comment on "BAAQ ku socda dhamaan Beelaha Surre iyo walaalaha Direed dhamaan"

Leave a comment

Your email address will not be published.