Golaha Wasiirada Maamulka K.Galbeed Oo La Soo dhameystiray (Madoobe Nuunow Oo Wasiir Loo Magacaabay)

Golaha Wasiirada Maamulka K.Galbeed Oo La Soo dhameystiray (Madoobe Nuunow Oo Wasiir Loo Magacaabay)

Madaxweynaha K.Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan aaya ku dhawaaqay wasiiro, wasiir dowlayaal iyo wasiir ku xigeeno dhameystiraya liiska golaha wasiirada maamulkaas.

Golaha wasiirada cusub ayaa waxaa ka dhex muuqda Madoobe Nuunow oo horay u ahaa madaxweynaha K.Galbeed garabka 3-da gobol oo loo magacaabay wasiirka Xanaanada.

Saciida Sheekh Axmed oo ah aqoonyahanad iyo Saxafiyad ku nool dalka Biljamka ayaa iyadana loo magacaabay Wasiir dowlaha wasaarada Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah.

wasiiro_koonfur_galbeed_01

wasiiro_koonfur_galbeed_02

wasiiro_koonfur_galbeed_03

wasiiro_koonfur_galbeed_04

wasiiro_koonfur_galbeed_05

wasiiro_koonfur_galbeed_06

cowslafil.com

Be the first to comment on "Golaha Wasiirada Maamulka K.Galbeed Oo La Soo dhameystiray (Madoobe Nuunow Oo Wasiir Loo Magacaabay)"

Leave a comment

Your email address will not be published.