Dhageyso: Ugaaska Beesha Biimaal Oo Hadal Kulul Ka Soo Saaray Arimaha Ka Socda Sh.Hoose

Dhageyso: Ugaaska Beesha Biimaal Oo Hadal Kulul Ka Soo Saaray Arimaha Ka Socda Sh.Hoose

Ugaaska Beesha Biimaal Ugaas Axmed Sayid Cali ayaa sheegay in howlaha ka socda Sh.Hoose ay yihiin kuwo u baahan in si weyn looga taxadaro, il-shakina lagu eego.

Ugaask Axmed ayaa intaa ku daray in ay jiraan howlo badan oo aan cadeyn oo socda, iyo siro badan oo qorsoon oo hadii aan si wanaagan looga fiirsan dhibaato aad u weyn u keeni karta dadka Sh.Hoose.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Dhageyso: Ugaaska Beesha Biimaal Oo Hadal Kulul Ka Soo Saaray Arimaha Ka Socda Sh.Hoose"

Leave a comment

Your email address will not be published.