Qabiil (kaaga) waa qurun, Somaalinimo ayaa ina Deeqda?

Madaxweynaha Somali State Mustafe cagjar intii uu xilka hayey ayaa waxaa soo kordhay in
degaano horleh oo ay ku dhaqan yihiin shacab Direed ay ka geystaan ciidanka Liyuu boliiska
xusuuq iyo in la gumaado dad shacab ah.

Degaanadii ugu danbeeyey oo ay ciidanka Liyuu Booliska xusuuqa ka geysteen ayaa kala ah
* Degaanka Gaashaamo
* Degaanka City
* Iyo, degaanada Fadhiweyne iyo Haarxodeey ee gobolka Afdheer

Shacabka Direed ee lagu dhibaateyn degaanadan aan kor ku soo xusnay ayaa bilaabay inay cod dheer
ku sheegeen inaysan aqbaleyn in jabhad (ONLF) iyo Ciidan (Liyuu Booliska) qabiil ah ay gumaadaan shacabkooda, dhacaan hantidooda, una geystaan degaanadooda xadgudub ka dhan ah xuquuqul insaanka.

Halkan ka daawo shacab ku dhaqan degaanadii dhibka lagu hayey oo si toos ah ula hadlaya ONLF:

 

cowslafil.com

Be the first to comment on "Qabiil (kaaga) waa qurun, Somaalinimo ayaa ina Deeqda?"

Leave a comment

Your email address will not be published.