Dadkii ka soo badbaaday xusuuqa Degaanada Fadhiweyne iyo Haarxodeey oo ka hadlay wixii dhacay

Ka dib socdaal 5 maalmood ah ayaa dadkii ka soo badbaaday xusuuqii ka dhacay degaanada Fadhiweyne iyo Haarxodeey waxaa ay soo gaareen degaano ku dhow degmada Luuq.

Dadkan oo leh waayeel, dumar, iyo caruur intaba ayaa ka hadlay xusuuqii ay u geysteen ciidamada New Ogaadeeniya, ka daawo halkan

 

cowslafil.com

Be the first to comment on "Dadkii ka soo badbaaday xusuuqa Degaanada Fadhiweyne iyo Haarxodeey oo ka hadlay wixii dhacay"

Leave a comment

Your email address will not be published.