Ciidamada New Ogaadeeniya oo dad shacab ah ku laayey degaano ka tirsan Soomali Galbeed

Waxaa si arxan daro ah loogu laayey dad shacab oo oo ku dhaqan Degaanada Fadhiweyne iyo Haarxodeey ee degmada Baareey ee dowlad degaanka Soomaali Galbeed.

Waxaa ficilkan waxashnimada ah oo ay ku gumaadeen ciidamada New Ogaadeeniya dad shacab ah oo degaanada ku dhaqan si kulul uga hadlay wax garad ka soo jeeda beelaha Direed.

Halkan ka daawo maqalka waxgaradka Direed oo ka hadlaya xusuuqa halkaa ka dhacay:

 

cowslafil.com

Be the first to comment on "Ciidamada New Ogaadeeniya oo dad shacab ah ku laayey degaano ka tirsan Soomali Galbeed"

Leave a comment

Your email address will not be published.