Kulan loogu baroor diiqayey dad shacab ah oo lagu laayey Degaanada Fadhiweyne iyo Haarxodeey ee degmada Baareey

Degaanada Fadhiweyne iyo Haarxodeey ee degmada Baareey ee dowlad degaanka Soomaali Galbeed ayaa waxaa dhawaan si arxan daro ah loogu laayey dad shacab, waxaana falkaas waxashnimada ah ka danbeeyey ciidamada dowlad degaanka Somali State ee dalka Itoobiya ee loo yaqaan Liyuu police.

Waxaa kulanka baroordiiqa ah ku qabtay magaalada Muqdisho waxgarad, odayaal, aqoonyano, iyo xildhibaano ka soo jeeda beelaha Direed oo ka hadlay halkaa ayaan iyadoo muuqaal ah halkan idiinku soo gudbib,

 

cowslafil.com

Be the first to comment on "Kulan loogu baroor diiqayey dad shacab ah oo lagu laayey Degaanada Fadhiweyne iyo Haarxodeey ee degmada Baareey"

Leave a comment

Your email address will not be published.