Odayaal ka mid ah Guurtada Beelweynta Direed oo Baaq nabadeed ka diraya magaalada Hargeysa

Waxaa halkan baaq nabadeed ka dirayaa odoyaal ka mid ah guurtada Beelweynta Direed,
baaqan nabadeed oo loo dirayo beelaha walaalaha ah ee dhowaan ku daqaalamay degaanka Towfiiq
ee Gobolka Mudug.

Halkan ka daawa Baaqa nabadeed:

cowslafil.comhttps://youtu.be/kqBcmY4hfN4

Be the first to comment on "Odayaal ka mid ah Guurtada Beelweynta Direed oo Baaq nabadeed ka diraya magaalada Hargeysa"

Leave a comment

Your email address will not be published.