Odayaal dhaqan oo ka hadlay xilkaqaadista xeer ilaaliyaha Qaranka Dr Ahmed Ali Daahir, kuna tilmaamay arintaa in ay tahay xad gudub dhanka awood qeybsiga

Odayaal dhaqan oo ka hadlay xilkaqaadista xeer ilaaliyaha Qaranka Dr Ahmed Ali Daahir, kuna tilmaamay arintaa in ay tahay xad gudub dhanka awood qeybsiga

Halkan ka daawo odayaasha oo ka hadlaya arrintan:

Muqdisho

Odayaal iyo Waxgarad ku beel ah Xeer ilaaliyihii Qaranka ee xilka laga qaaday oo Dowladda ku eedeeyay in ay baal martay nidaamka Awood qeybsiga iyo Xilalkii ay ku lahaayeen hey’adaha Dowladda.

Slået op af Official Somali Cable i Torsdag den 28. november 2019

cowslafil.com