Odayaasha Degaanada Kabxanleey iyo Deefow oo ka digay colaad ku wajahan degaanadooda.

Odayaal ka soo jeeda degmooyinka Deefow iyo Kabxanleey oo ka digay colaad ku wajahan degaanadooda,
ka dib markii ay ka warheleen abaabul iyo ciidan ku wajahan degaanadaas oo ay halakeeyeen colaado
soo noqnoqday oo ilaa 4 sanno halkaa ka jiray.

halkan ka daawo odoyaasha oo ka hadlaya arintan:

Odayaal iyo Waxgarad Ka Soo Jeeda Deegaanada Deefoow Iyo Kabxanleey OO ka digay Colaad ka soo cusboonaato deegaanadaasi.

Slået op af Kalsan TvTirsdag den 26. november 2019

cowslafil.com