Shacabka degmooyinka Deefow iyo Kabxanleey oo u baahan gargaar bani aadanimo oo deg deg ah, ka dib fatahaada webiga Shabeele.

Shacabka degmooyinka Deefow iyo Kabxanleey oo u baahan in lala soo gaaro gargaar bani aadanimo ka dib fataahaadii webiga shabeele oo geystay dhibaatooyin dalag iyo duunyaba leh, iyo dadkii ku dhaqnaa degmooyinkan iyo tuulooyinka ku heeraasan oo halkaa ka qaxay, una baahan meel ay
ka galaan dhaxanta, roobka, kaneecada, iyo gargaar raashin iyo daawo intaba.

Hadaba halkan ka daawo gudoomiyeyaasha Degmooyinka Kabxanleey iyo Deefow oo ka hadlaya marxalada adag oo ay ku sugan yihiin shacabka halkaa ku dhaqan.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Shacabka degmooyinka Deefow iyo Kabxanleey oo u baahan gargaar bani aadanimo oo deg deg ah, ka dib fatahaada webiga Shabeele."

Leave a comment

Your email address will not be published.