Ciidankii ku soo dhaqaaqey Kabxanleey xalay isniintii oo dib uga gurtay halkaa

Ciidankii ku soo dhaqaaqey Kabxanleey xalay isniintii oo dib uga gurtay halkaa

Wararka inaga soo gaaraya degaanka Kabxanleey ayaa sheegaya in ciidan badan oo ka soo dhaqaaqay Baladweyne habeenimadii xalay ay markii ay gudaha u soo galeen Kabxanleey dib uga gurteen ka dib markii ay ka shakiyeen xeelad dagaal oo ay beelaha Surre ugu tala  galeen maleeshiyada garabka ka heleyso maamulka Gobolka iyo qaar ka mid ah hogaanka sare ee dowlada.

Weli waxaa jira jawi kacsan oo labada dhinac ah halka beelaha xaq u dirirka oo ka soo jeeda degaanada Deefow iyo Kabxanleey ay ku jiraan diyaar garow’gii ugu balaarnaa ee ebid soo mara
degaanadan oo maanta Surre ay ka go’an tahay in ay xoreystaan degaanadooda, iskana qabtaan beesha duulaanka ku ah dhulkooda.

Waxaa loo dirayaa FARIIN ADAG dhamaan beelaha Surre iyo Qowmiyada Direed dibad iyo gudahaba inay ka qeyb qaataan sidii loo soo afjari lahaa gardarada iyo dulmiga beesha Xawaadle ay ku heyso degaanada Kabxanley iyo Deefow.

Waxaa FARIIN ADAG loo dirayaa dhamaan wiilasha Surre ee ku sugan dalka gudahiisa iyo degaanada deriska la ah gobolka Hiiraan in ay qeyb ka noqdaan dagaalka xaq u dirirka ah oo dulmiga looga qaban walaalaha degaanada Kabxanleey iyo Deefow.

Waxaa FARIIN ADAG loo dirayaa Dhamaan Saraakiisha, Ganacsatada, Siyaasiyiinta, Aqoonyahanada, Culumada, Rug cadaaga, Dhalinyarada beesha Surre in ay gacan libaax ka geystaan dagaalka xaq u dirirka ee lagu xakameyn beel si daran u xad gudubtay, oo si aan leex leexad laheyn uga wada gobolka Hiiraan isir sifeyn lagu sameyn beelaha direed ee ku dhaqan halkaa.

Waxaa la filayaa maalmaha soo socda, ama saacad walba in dagaal aanan waxba leysku reeban labada dhinac
uu ka dhaco Baladweyne, Kabxanley, Deefow, iyo degaanada ku dhow dhow oo ay waajib inaga saaran tahay in dhamaan dadka ehelka u ah beelaha Surre-Dir ay u diyaar garoobaan dagaal qota dheer oo ah kii lagu kala bixi lahaa, laguna xakameyn lahaa Beesha Xawaadle oo ay umada Gobolka ka harsan la’dahay.

Wixii ka soo kordha xaalada degaanada dulman halkan kala Soco halkan

cowslafil.com

Be the first to comment on "Ciidankii ku soo dhaqaaqey Kabxanleey xalay isniintii oo dib uga gurtay halkaa"

Leave a comment

Your email address will not be published.