Beesha Xawaadle oo balan nabad qabtay saakay 10’ka aroornimo, salaadii subaxna dagaal soo qaaday

Balanta iyo nabada waa ay ku dheertahay dadka islaamka, inta jeer oo ay beeshan gogol nabadeed ay dhigeen, dagaalna soo qaadeen xisaab malaha, oo dagaalkii maanta oo ugu danbeeyey waxaa la sheegay inay gogol nabadeed iyo balan 10’ka subaxnimo ay Surre ugu yeereen, salaadii subaxna ay weerar ku soo qaadeen degaanada Surre.

Dagaalka maanta ay Xawaadle soo qaadeen ayaa ahaa mid ay ugu tala galeen inay cagta mariyaan degaanada Kabxanleey iyo Deefow, ku laayaan maatada Surre ee ku sugan Buurdhiinle, soona xiraan xuduuda Itoobiya iyo Hiiraan, iyo weliba ay xoojiyaan saldhigooda ciidan oo ay ula baxeen Maxamuud Gacal.

Nabad diid iyo nimaan balan laheyn waan aragnaa waxay ka dhaxleen dagaalka gardarada ay ku soo qaadeen degaanada Surre iyo Maatada ku sugan Buurdhiinle.

Waxaa si geesinimo leh u isu hortaagay, carqaladeeyeyna qorshaha guracan ee dulmiga huwan, geesiyada beelaha Surre ee ku sugan degaanada dirirtu ay ka dhacday maanta.

Beesha Xawaadle ayaa ku jabay dagaalkii seddex geeska ahaa oo ay maanta soo qaadeen, dhimasho ilaa 40’meeyo, dhaawac intaa ka badan, baabuur tekniko ah oo looga gubay, hub qoryo yar yar iyo dabajeexyo laga furtay, iyo jab intaa ka badan oo aan dhowaan halkan idiinku soo gudbin doono.

Beesha Xawaadle ayaa qaadacday wax alaale wixii astaan u ahaa dhaqanka iyo diinteena suuban sida balamaha nabada iyo deris wanaaga Diinta Islaamka ay ina farayso, cadeysatay cadaawad aan dhamaaneyn iyo dulmi joogta ah, arrimahaan oo idil oo sababay inay ay ka dhaxlaan sumcad xumo guud gobolka, inay ku dhameeyaan wiilal la soo qalday dagaal gardaro ah, in umadihii kale ee gobolka ku dhaqnaa oo idil ay maanta wax waji iyo wanaag aysan u heyn ama ka sugeyn beeshan sababta u ah colaadaha ka huraya gobolka mudo ka badan labo sanno.

Weli waxaan wadnaa inaan soo uruurino warbixino la xiriira degaanada dirirta ay ka dhacday maanta, dib ayaana idiinkala soo socodsiin wixii soo kordha hadduu Alle Idmo

cowslafil.com

14 Comments on "Beesha Xawaadle oo balan nabad qabtay saakay 10’ka aroornimo, salaadii subaxna dagaal soo qaaday"

  1. Kkkkkkkkkkk kuwaan meesha iskaga sheekeysta war maad soo aqrisataan warbaahinta caalamiga ah meesha waxaa kudagaalamaya waa xawaadle iyo liyuu plois waliba dagaalka xawaadle kuma wada jiro oo waxa dagaalamayo waa maleeshyaad reer miyi ah ciidanka xooga dalka ee xawaadle waxeey kujiramaha furumaha argagixisada waqtina u a hayaan waxaa sheegtaan tan kale meesha dagaalka kajiro waa afar furumo oo lagala dagaalamayo kuwaan cawaanta ah ee is leh aarsada waa tii xawaadle bambalaayo ku ride laakiin bal aaynu kawarsugno laakiin waxaa wax lagu qoslo waxaa kufaantaan xawaadle ladagaalamehna war xawaadle idinma yaqaano oo waza jiro juwa aanba waligiin odon maqalba ama dagaalkan aad sheegtan war uheyn waxa dhinacaan kadagaalamayan xawaadlaha waqooyiga hiiraan aawen xawaadlihi beri aawen xawaadle hii koofur warba uma hayaan waxaan waxaa ladagaamayaan gafuur duup dagaalkana waa mid udhaxeeyo kilinka shanaad iyo xawaadle waqooyi degan

    • kk xabadi sure in lagacabadayay wan umaleynenay lkn ader niyada hagashanin wax kilinka shanad kasocdo inojogo e sure ka ash hata dhusadana iska daya

    • Waxaan ka xumahay , dagalka ma wiil baa ku dhashay mise ku dhinta?? xawadle dagaalka maxuu ka helaa. nabada miyeyna fiicneyn. hadii nabad la waaya, waxaay sameyyn dhamaan dakaasi, degaankaasi iyo dalka oo dhan, sidaa ma ogtahay Kaptanka??

  2. guul guul alhamdulilaah ilaah ayaah xarmey dulmiga. waynah kujabeen oo meed koodi comaadi ayaah lasogalieye danyeerada duldheh. xawadleh shaley ayey xabad barteen lakin waxan tuseynah in aan hortod digalamijirney oo aan kagesi sanhey. waah lawayey mid mid meel ku sheegah duli awelbah wacalo ayey ahayeen mel xun ayey mareenah

  3. alah maxad is ku xaartey sxb deefow kabxaley new police majogan waxan dir ka aheen ogadenah dhulkaas umadhalan manah ku dalamoyah. waah dir iyo xawad leh. amadheh new police madhec eitopia koley danyeradah mesha lagu xasuuqy waah xawdaleh oo duli ah

  4. War kan Cawaale waa iska hadlaayaa aan ceebta Saan looma qariyo ee haku marmasoo niyu police ee waxaa idin la dagaalamay reer ee iska dhiciya haku marmarsiyon reero kale furimo Ayaan ka dagaal lames aan majirto ee wax iska dhiciya ee jojoya dacayada raqiiska ah

  5. War reerka xawaadle waa reer daba jilicsan ee hala iska dhiciya reer baa la diriray waxay taagan yahiin waxaa Bala diriray niyu police waxaa dagaalkii shalay u dhamaan xawaadle iyo ciidamada qaranka waxay rabaan dacaayad in ee wax isaga reebaan war tan dacaayad kuma noqoto ee marka haku marmarsiyo iska daa niyu police waxay is laayeen waa ceer ee lama dagaalamin xawaadle war kale sheega xawaadle

  6. @kabtan
    Ninyahow xawaadle kuma jiro iyo waa kujiraa iskuma hayno haduusan xataa habar kasoo tagana wuxuu noo yahay uun dadkaas iska sheegadka ah ee qarniga 21aad lagu qanciyay ineey HAWIYE sheegad unoqdaan halka qarnigi tagay ay LEELKASE DAAROOD sheegad u ahaayeen hana fanan buuro aadan fuuli karin LIYUU POLIS BAA UDILAY IYO SHEEKO JILEECA ISKA DAA EE WAX ISKA DHICIYA AMA NABAD HALA IDINKA HELLO TEEDA KALE WAXAAD KUSII FAANAYSAAN INAAD DAD MAATO AH OO KASOO CARARAY AMXAARO LAYSEEN OO AAD XASUUQOODA BAA LAYSEEN ULA BAXDEEN WEEYBA TAHAY VAN BALAAYEE MEEL UMAD WALAAL AH OOCADOW KASOO CARARAY LAGU XASUUQAYE BALSE WAXAA IGA SU’AAL AH MARKAAD XASUUQAYE MA MINGISTAA IDIIN SOO DIRAY OO IDIN YIRI XASUUQA??? Koleey taariiqda weey qortay taas idinkana kuwo ka towbad keenay ama ka towbad keena is leh uma ekidin waxaana arki doobaa aqli xumo iyo waali me esher idin dhigto wavillaahi towfiiq

  7. Laaya wixii dulan wado

  8. anteeno wiilka sanadka | June 6, 2015 at 7:36 am | Reply

    Waxaan rabaa in aan wax usheego ninka dhahayo liyuu boolis ayaa nalaayay war marka hore surre iska celi liyuu waa doowlad hadeey doonaan subax cad ayeen b/weyn lawareegayaan Mida kale dagaalku waa lakala guuleeystaa maxeey tahay calaacalka liyuu baa nalaayay rag intaad iska dhigtaan deefoow waa taad shalay usoo ordeeysee kaalay oo iigu imaaw waxaan kuu sheegayaa hadeey tala kula simantehee ilmaha meesha ha iskaga leeyn qoriga surre waxbo mareebo ee intaad surre gabdho ukeetaan soo garguurta adinkoo bisil.kadib waa la idin deeynayaa lakiin intaad dhulka sure soo fiirineeysaan waloon la idin dhaafeeyn. Surrow Dharbaaxada kuwada tuugtu weey dhaga nuglaadeen?

  9. War waxaa layaabay nimankaan xawaadle ragu waa dagaalamaa waane kala guuleeystaa maxeeytahay calàacalka liyuu baa nalaayay waxaan kuu sheegayaa waxaa kulaayay waa geesiyadii sure adigune waad garaneeysaa ee waxaan kuu sheegayaa intaad dhulka surre gardarda oogu soo duuleeyso waa lagu leeynayaa shalay maxaa kaa soo jiray deefoow hadaad sidan u cabaadeysid waxaa kuu sheegaya deefoow waxaa jooga wiilal isdhaarsaday loone carbiyay sida cawaanta loo laayo iyo sida loo bursado b/weyn oo lagaa qixin dhib deeyn meeysid ee waa in b/weyne lagaa qixiyo dharbaaxada kuwada tuugtu weey dhaga nuglaadeene.

  10. Kkkkkk websitekan waxa iska leh dir oo dhan xitaa isaaq marka dir iyo ogaadeen xawaadle mayaqaanaan lkn ayaga ayaa baran doono# hadii aan taariiqda dib uxasuusiyo xawadle waa kii xamar oo dhan lawareegay waa kii layiriy dagaalkii daarood dabada kagaly waa kii 1maalin 2000(kun) oo ogaadeen ah kulaayay banka marka hadii ogadeen hilmaamyay xasuuqaas kkkkk mar 2aad ayuu arkaa# kuwaan isku sheegay sure wlhi waligeey mamaqlin dir miyaa waceladiii ogaadeen miyaa kkkk waa yaab waxaadan magacooda aqoonin oo dhahaa xawadle aya ladagaalamy kkkkk ineey xawaadle ladagaalamaan ayeeyba kufaraxsanyihiin kkkk yaab waa aaqiru sabaaan# waxa nawli jiray aaqiru sabaabka waxaa la arkaa dir oo xawadle ladagaaleeyso sory wlhi dagaslka dhan waxeey bilaabeen markuu ciidanka jabuuti beledweyne imaaday waxeey islahaayeen jabuuti ga idin hiiliso jabuuti xawadle aya kensaday asaana raacdeeyn karo

  11. naha buley kk ma ahayn in duqdan u jawabo xawadle xamar qab saday kula 6saac ba habar gadir uga sar tay oo ay abgal ugu geyeen karaan sure u bax shay wan teem oo ah dhaq sada loga saray elborki iyo madina iyo nabar 4 ikwatoore kkk iska amus kkkk in u xawadle hadlo maba ahanba hiran baa lagu qab saday sacado yar

  12. Asc marka hore waa aan idan salaamay kadib waxan layaabanahay dadka sheeganayo xawaadle hadameyshasheen mise lamaba socdaan xaalku meeshuu maraayo soolamasocdaan in aan lamarilaa nahay urkooda melah yaa runta usheeko ok yaa usoodhalanaa oo igacelinaa b/weeyne sheekadu waa maya socod badanaa oohadane carari ogaaa oohadiilacararaayo maa guryaha lajoogo waa midka mid ah wiilashii mudo gaaban ceyrsanaayay xawaadle

Leave a Reply to awad Cancel reply

Your email address will not be published.