Warbixin Qaybtii Labaad Maxaa dhacay Maanta Dagaalkii dhex maray Beesha Surre iyo Beesha Bariga Baladweeyne wax ka degta?

Abaarihii waqtiga salaada Subax Saacada Geeska Afrikada Bari markeey ahayd Shantii ayaa waxaa u soo jiheeystay dhanka Deegaaanada Surre Maleeshiyo Beeleedka Beesha Bariga Baladweeyne wax ka degta oo ay kaabayaan Ciidamada Milatariga Soomaaliya oo aad u hubeeysan,

lagana kala keenay Buulo-burde, Jalalaqsi, Maxaas iyo Bariga Baladweeyne Ciidamadii deganaa waxaana Biloowday Xabado weerar iyo iska caabin ah oo dhexmaray Labada Kooxood, dagaalku markii uu socday Qiyaastii Kontameeyo daqiiqo waxeey xaaladu ku adkaatay Ciidamadii duulaanka ahaa,

Waxeeyna bilaabeen baqa carar Ciidamada Beesha Surre oo kasoo baxay difaacii ay ku jireen ayaa waxeey daba galeen Ciidamadii sida Gardarada loosoo abaabulay oo noqday tusbax go,ay lana waayay laba meel isku sheegta waxeeyna sii ceeyrsanayeen ilaa duleedka Bariga Baladweeyne oo ay uga soo hareen,

Wararka aan ka helnay Goobaha Dagaalka ayaa sheegaya in qasaare balaaran uu gaaray Ciidamada Beesha Bariga Baladweeyne wax ka degta iyo Ciidamadii lasafnaa ee Qarab´nka Soomaaliya kaasoo isugu jira dhimasho,Dhaawac, Maxaabiis iyo waliba hub laga furtay,

Tirada dagaalka lagu dilay ayaa lagu sheegay Sodomeeyo isla markaana waxaa la qiray in uu dhaawacu intaas aad uga badan yahay Hubka laga qabsadayna sida aan wararka ku heleeyno waa Afar Daba jeex iyo qoryo badan oo ah kuwa yar yar,

Dagaalkii maanta waxaa gacanta lagu dhigay Maxaabiis ilaa todoba ah oo markii la wareeystay sheegay in ay ka tirsan yihiin Ciidamada Qaranka Soomaaliya lagana kala keenay Deegaanada aan kor kusoo xusnay waxaan rajeeynaynaa in aan idiin soo bandhigno wareeysiyadii laga qaaday haduu allaha awooda leh ka raali noqdo,

Xigasho: deefow.com

cowslafil.com

40 Comments on "Warbixin Qaybtii Labaad Maxaa dhacay Maanta Dagaalkii dhex maray Beesha Surre iyo Beesha Bariga Baladweeyne wax ka degta?"

  1. Xawaadle weerarka iyo nabadbaan rabnaa maakala daayo beelaha kale ee gobalka daga madulmigay raali kayihiin maxaysan ugahadlin

  2. Allahu akbar. Guulaysta. Wiilasha xaq u dirikaahow. Illahow intii rabta inay dad muslim ah bilaash ku laayaan iyaga. Halaag. Guulaysta. Reer. Deefoow. Reeer. Kabxanley guulaysta guulaysta. Dulqaata. Nasrigii alle wuu dhow yahay

  3. Xawaadle asaa leh dhulka markuu doono waa soo wareertamayaa markuu rabana wadankiisa weeyn ayuu iskaga baashaalayaa, mida kale hadii si qayaxan aad usoo garabsatiin wagaadeen aar goosi wado oo doowlad isku sheegaa xawaadle hada ayuu dagaal idinla galayaa markii hore beera leeyda ayaa idin dhiilineeysay sheeko waa hada iyo waxii ka dabeeya.wax aan war aheeyn kama shaqeeysaan waa leeydin yaqaanaa xawaadle hada waxuu wajahayaa sidii dowlad loo wajihi lahaa waayo wax maalin kasta aan la dagaano waa Ogaadeen Dowlad nimo sheeganaa laakiin dhiishaa lifdeeda ayaa hada la wajahayaa inidka wax culeeys ah naguma heeysaan waayo mar hadiiba aad deegaan ku laheeyn hiiraan oo maanta oow dhaash xitaa kuugu dhisneey wax walwal ah iguma heeysaan laakiin kuwaan Banbalaayo oo kale ayay ranaa waa waraaboow ku kaco anagaana naqaano sida looga daaweeyo idinka dadba maahidiin oo kuwaas dhabarkooda ayaad jirtaa ee dad kaligood meel taagan oo dad iska cilin karo ma tahiine laakiin waxaan rabnay ayaan hada xaqiiqsanay waana ogaaneeysaa halka ay ku dhamaato

    • uf doqon cawaandi ah maxaad sure ka taqaanaa sida la idiin qaraaco anaga aya garanayno sxb oohin bay kaa cadahay calaacalka ayaa kaa maqlayo waligiinba mooriyaan isnacday ayaad ahaydeen duli duli wato sida aad qoryihiin aad oga carartaan umbaad garanaysaan sure hanoolaado meel waliba oo ay joogaan deefow waa inaga http://www.sure.com

  4. Qofka sheegatay CADEEY waxaankuleeyahay hadaad naagtahayna. Hadaad nintahayna bakhtigaada car xabaalo wasakh xaaraan cun ah

  5. kkkkkkkkk cadeey waan ka xumahay saaxiib ragkaama dambeeya ee ilinta iska tir,sababtoo ah markasta oo ay soo duulaan waa la laayaa waa la dhaawacaa mana guuleystaan,wiilasha surre danbaaba ugujirtoo hub culus ayeyba ku helaan,marka soo socda.Qabiila aan meeshaba joogin ha u yeerane ileen caado ayey idiin noqotay fuleynimo owgeed inaad geesiyada surre moodo dadkale.waxa la yiri nin daad qaaday xumbo cuskey,tii baa ku haysato maanta oo afkii ayay tabartaadii ku hartay.surre la dagaalankiisii oo dowladana dhinacaada ahayd ayey soomaalidii kugu barteen,hubbadane ragbadane fuleynimo badanee ceebowday.

  6. Midkan ooyaaya maxuu ahaa war wax iska dhici ama aamus ogaadeen maa gobolka kula dagan waad galaangalaneysaa ee diifta iska du’

  7. Asc gabadhu masoo dhuntay?

  8. ceeb nayaa cadeey, oo xishoo naag qabiil malahan umada somaliyed ayey udhaxeysa, manta hadii lagu qabto adiga xawadle nimo lagu madilayo marka isku xishoo oo cayda iyo xagjir nimada iska daa nacas yahay, ninkaga waa sure.

  9. nahee dheh waad riyoneysiin waligiin ku hayah newpolice waleh war ayaah idin kigu dhiman sure waxa meed ladaad shey oo wabiga kudaatey soo xawadleh mahen. gurikastoo baledwenah maha jalaqsi kuyaal ama ku yaal maxaas waxay ku hayaan awey wilkey gii in tuu kudhuntey. guri kasto wil ayaah laga tabey hada. dhibkah waah sotabateen. ogsonow sure waah dad daganka leh mahan ogadeen oo kowdah ah waligisnah lagama gulesan tariqdiaa intah uu dagal galey. marka soo sodah adiga xataah sobah karfantaadi waah kudiyaah kabxanley ayey talaah. meekinah wabigah ayaah lagushubay oo wax soo dontah waah lawayey oo wah looma oo yaan. wayo awelbah qadicul dariiq ayey ahaayen

  10. Cadeeyey madoobeeyey is qabooji waxba ma qaadi kartide

  11. direy xawadle dagal gala ayad dhahdeen haduu ilah maslaxa qeyr qabta uusan kenin waa tii laga shalayn lahaa wajigii hore wuu dhamaday idinka iyo beeraley ayaad eheden lakin markaad kusoo gabaten ogaaden aar doon ah sheekada wey isbedeshay waxan idiin xasuusinaa xawadle tariikhdisa sayid maxamed cadule kasoo bilow dhege baceer ogadeen dhul doon siyaad bare hawar gidir ilaa iyo hada marna naxariis looma sameynin markad hada defow ayaan lenahay ledihiin halkeebaad jirteen maxad gobolka udifaaci wayseen hada waxan idiin shegaa dagaal hada iyo kow waye idnka hada dhib naguma haysaan mar hadaadan iskakeen celin karin oo garab ogedeen ubahaten balan iyo axad idiin kaqadnay deefow danbe inadan degin gaber yanan naga herin kii garab ku siiyana sidaan uma jogayo ninkii safar ku yimaado ayey geerida dhibee direey hariyoonin dadka cadowga kadhigatay waa xawadle taariikhdiisa dib uraac waligeed yanan dab layska qadinin dagaalka wuu xoogeeysanayaa qori aad jibisay qacdiisa laguma naxo.raxeyso dagaal ku raaxeyso goob cidlo ah faruun dagaal iifadhi deefoow deefow ku heys wan imaanayaa ogow goor walba aan ubaahdo haduu alle idmo,

    • Wiil Fuqu Muxumad | June 7, 2015 at 1:37 am | Reply

      XASAN WAXAAD U MUUQATAA NIN CALAACALAAYA MISANA OYNAAYA. MARKA KOOBAAD DHAARTA BEENTA ISKA DHAAF. KUN MAR AYAAD DHAARATEEN, OO WABIGA LA INKU SHUBAY ADINKOO CARARAYSAAN SIDII XOOLIHII OO KALE. XOOLO IYO HANTI IIDNAN LAHAYN AYAAD U DAGAALA MAYSAAN. WAX LA DHAHAAYO LIYU POLICE MA JIRAAN. CIIDAMADA XAQ U DIRIRKA AH EE DHULKOODA U DAGAALAMAYAAN WAA CIIDAMADA BEESHA SURRE. SOOMAALIDU WAXAY DHAHAAN “NIN KUU DIGAY KUMA DILIN”. BEESHA SURRE WAA XAQ U DIRIR, SIDA LOO DAGAALAMANA SI FIICAN U YAQAANAAN. XAWAADLOOW HADA AYAAD LAAN GAAB TAHAY,LAGUNA SIYAA, LABA BAASABOOR, OO AY KU KALA QORAN YIHIIN, HAWIYE IYO LEEL KASE. HA IS XASUUQIN INTAAD IS LEEDAHAY SURRE ISKA DHICI. BEELO AAD IYO AAD KAAGA WAY AYAA ISKU DAYAY, KUNA GUUL DARAYSTAY.

  12. hhhhhhhhh cabad dhowa o marka horana edab dara badana war wax iska celiya hafi kale jojiya edab darada wa maxay xabadaha yar yar kadibna cararka xawadle fuleysana surre guul iska celiya waxa wa boon ah xata bariga balad weyne uga daba imada o haka harina dofaraha fofaraha dhaleen

  13. kkkkkkk Cadeey naa xishood xawaadle cad lama sheegine afarta cawaran ee digsi gubtay u eg.
    teeda kale calaacalka iska daa rag dagaalama iyo oday nabadoon toona ma haysaan, dhaqan xumada iyo been abuurkana asal baad u leedihiinoo tukanaha waqooyig eithopia degan ayaad la dhalateen, ileyn anagu ma arag wax idin dhalay iyo cidaad la dhalateen oo Somali ah.

    adinka dad is mooday oo ilma Surre dadkii dhulka somaliya iska lahaa ee idin islaamiyay fara la galaye naayaa adkeyso haygu ooyin.

    alla fulaysanaa ordi ogaa war ordoo god doofaarkiina ku noqda iyo caduunkiina.
    naa hoogtooy beenley goormey Fiqi cumar iyo fiqi muxumed liyuu boolis noqdeen.
    aaway kuwii aad sheegan jirteen ee hawiye maxay surre idinka celin waayeen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sheegad fawqul sheegad aan dad iyo degaan toona lahayn baad tihiine, ismarji yaanay oohinta ku dilin

  14. Midkaan xun ee la baxay diini cali xareed waryaa maxaa qaba laheed hadaad joogi laheed? Meeqo mar ayuu xawaadlle ku garaacay oo adoo ooynaayo tvga ka laheed xawaadlle ayaa xasuuqay oo xadka itoopia kaba la’aan lagaaga saarey deefoow.saaxiib wuu soconayaa intii koyto laga tirtirayo waa noo is arageena danbe godadkii saley dadkaaga aan ugu galey oo aan ku gowracay ayaan hadane u soo socdaa ee ogoow

  15. Lay boolis in ay hub iyo ciidan idin siisay waxaan haynaa video laga soo duubay Norway oo ka hadleyey nin magaciisa lagu sheegay suldaan bashiir geele oo yiri waxaan u mahad celinayaa madaxweynaha kililka sanaad cabdi iley oo nagu garab siiyey hub iyo sanad melitari markaa hada iyo wixii ka danbeeya ayaa leys arkyaa gobolka hiiraan waxaa iskaleh xawaaddlle ee fad ama ha fadin waa leydiin fadsiin

  16. anomomous doofaar waxan kuleyahru koley meed ka xawadleh ayaah dheeri ku ah defoow iyo kabxan ley waah meshiih xawadleh lagu ween lahaa daariqdisa oo suulilaah ee soi socdah waah noo balan qof kii yimaado in usan nabad kunoqon

  17. xwadaleh maalin cad ayuu riyoday. dad ku haben ayey riuodaan lakin malin waligeed lamashegin. marka riyadah qaldan ayaah idin sirtey.oo dagaal dher ayaah gasheen oo faaido laheen oo ilamahii is kaga dhamesern.waad lunsatihiin waayo dulmigah aad wadeen waah taas aad ku dhamateen. markah ilaah u loqdah culumadah lugugah kashumiyah sideeh karbashka naga dayaan hadii kaleh ontor waah wen ayaah idin taqaan

  18. Liyubolis aa soo wadateen waxaa dagaalameysiin 3adax sanno ilmihiinii iyo naagihiinii waxay barakac ugu maqan yihiin kilika sanaad ilaa iyo hadane dhufeys ayaa ku jirtiin waa noo taalaa

  19. Xawadle cabadkiisa ayaa baxayo dal iyo dibadba faalkii xumaa ee qabiilada kale ey u isticmali jirena wuu shaqeyn wayay markey culumadii wax bartay oo islamisay isla markana hiiran kusoo dhaweysay ey dulmi iyo dhah ku bilaben, ader qabiilkasta oo hiran jogo waad isku tagten wuuna idin qaracay , magaciunana xawadle ma ahan asalkiisa waxuu ahaa Xabaale, xabalna waa layaqana waa tan aad malin kasta uxarotan.

  20. waa iga suaale nimankan teetanada ahee surre maxay yihiin…. nimanyahoow raali ahaada oo aan wadahadalno hadad wax garad tihiin ileyn xawaadle tabartiisaad tusteenne….. liyuu boolisna ma jiree waa dulmi aan rabno inaan hawiye lacag ooga soo urursano, maadaama qasaare ba an na soo gaaray… waa la dagaalamaaye waana lakala badin jiraye aan hoos u dhigno dhawaqa dheer. ee mogadisho gogol nabadeed noo dhiga…

  21. xawaadle waa u dhamaatay dulmigiisana waa lawada fahmay waana laga tashtay. hiiraan uma baahna mooryaan koor leh. horaan ugu sheegay tuugadii xawaad inay edeb yeeshaan waadse garan weydeen dantiina…. surre habargidirta la dagaala idin tiri ayaa idinku sirtay, waayo ayada barqa -cad 3-0 la diray oo dhulkeedii laga riixday…. turubka waa leyska shaandheeyaa doqon isbaaraley xawaadle maantaa hoogiinii galay,,,,,,,,,,,,,,

  22. Dhagool aa u maleysaa gaaljecel markuu hadlaaa waa washaq waa laga raacdeeyay bay. Bakool. Kismaayo. Iyo jowhar hiiraane raaci ayey ka yihiin oo masaay aanaa alifpheto ah jajeele kuwa la lee yahay hal xaafad xataa b/weyne kama dageno kuwaas in ay hadlaan xitaa kuma haboona aqashcaleeg adinka dhan xawaadllaa idin wada tumay maseyr com.

  23. WAA KAFTAN EE YAAN QALAD NALOOGA FAHMIN NIMANKAN GAALJECEL IYO JIJELE SOOW TAAN HORE UGU HESHIINAY INAAN SURRE LAWADA DAGAALNO GOORMAAD BALANTA NOOGA BAXDEEN MAXAAD SE QAARAAN NOOGU SOO URUURIN WEYSEEN.
    SOOW WALAAKAA OO JABAY MA AHI KKKKKKKKKKKKKK WAR NIMANYAHOOW GUNDHABE SURRE HADAADAN WAX II TARAYN AFKIINA IGA QABSADA.
    ANAA AQAAN SAAN WADAADADA ULA HESHIIYO

  24. Afartii. Culumada aheyd ee aan hiiran soo dajiyay anoo caruurta ay quraanka ii. Bari jireen maa maantay iskukeey jimeynayo nacal afis xawaadle iyo sure aa dagaalamayo. Kaa magac weyni kaa adki. Xawaadle. War ba umahayo in dagaal jiri xoogaa beeraley ah ayaad ilaa iyo hada iska celin weysay. Oo aad ogaadeen iyo new pokice uso wadatay. Shalay adaa cabaad kaaga laga joogi waayay. Xawaadla ilaayay. Ee tan kuguso socoto ayaaan. Layaabanahay. Dagaal haduu noo bilaawday. Magac sure hadaan lagu. Diimin. Xawaadle. Nalama yiraa. Mar hadaad kibirtay xawaadle somali waa taqaan dagaalna haduu noo bilaawday

  25. Xawaadle. Viva. Hadal 4 xabo sure maxey naga qaadi

  26. soow teey kaaga cabaadiyeen doqonyahaw araga xun, ma surre ayaad dagaal ku dhan tihiin, horta habargidir ogaaden u dacwooneysa hore ma laydin raacshay idinkoo ooyaya,,,, new police ma jiree fiqiyada iska leh waxaan ama caduunkiina jooga oo edeb yeesha,,, waxaan u maleynayaa in waqtigii laydin ciribtiri lahaa la gaaray.

    cid walba oo gobolka degen urka baqtigiinay sanka ka haystaan afar afar webiga uga soo caarinaya….. calaacalka iska daa adaa curudka ilma irir doontay hakaa saarto jaahiliin yahay,

  27. hala tuma. midka leh jajeele xafad kama.dagana war ma hoyada aya dagan qoraxsinka balad weyne duli cabad lama.rabe wax iska dhici elen ada lagu kari wayay car wakase ab qoraxsinka ha uso gudba xata saqiir xawadle ah fuley fuley dhalay malin hore adiga iyo jarertii ad isaso racdeen maxan idinku dhigay 10 dhimasho ah laba cabdi bila sadax nolal.an ku qabsaday iyo afar daba jeex viva my county westland state

  28. War hee dheh waa aduun dhinac kale loo rogay midkadan jijeela ee ku hanjabeya xoog baan leeyahay xageed xoog ku leedahay ma xaafadaa howl wadaag oo gaaljecel iyo soomaali kaleba kula degen tahay war nimanyahow bal eeg ma waxaad moodeysaa in aanun sida loo kala dago garaneyn.laga soo bilaabo deefoow ilaa jowhar yaa dagan halgan. Garasyasni. Jiiqleey. Moqokori. Maxaas.jalalaqsi b/urte .B/weyn iyo luuqjeeloow kabxanley dusmo guricade intaas aaynu soo sheegnay iyo ka siibadan ba waxaa daga Beesha Xawaadlle marka runta laga hadlo. Marka maxaa idinka galey hadii ay qolo kale is haysan iyo hadii kale ka dhex baxa iyagaa kale adkaan doona ama heshiin doona waa iga talo.

  29. Ninka warkiisu yaska ka muuqda ee yiri Xawaadle warba umahayo dagaalka thulmiga ah ee ay Surre ku hayaan waxaan kuu sheegi in waalidiinta ay ilmahooda ay dhinteen ay ogyihiin ayna ka wal wal sanyihiin halka ay maanta ku sugan yihiin.
    Waxaa nagu maqaal ah in weerarkii ugu dambeeyey ciidankii soo qaaday uu ahaa 7 boqol una kala qeybsanaa 5 boqol oo milatari iyo 2 boqol oo shacab, lagana soo kala aruuriyey inta u dhaxaysa Jalalaqsi iyo Maxaas. Waxaa in arintaas run tahay tusahaya in markii sheekadu kululaatay oo wabiga la isla tagay in wiilashii caduunka laga keenay ee aan waligood wabi arag, geerida biyaha ka door bidaan midda xabadda, sidaasna ku le’daan.
    Marka xagee dagaan Xawaadlaha kale ee aan wali ciladhaantu gaarin? Miyaadse ogeyn in thulmigan aad ku heysaan beesha Surre uu 2 sano jirsaday.

    Sideedaba dagaalkan ku wajahan degaanaga beelaha Surre waa mid ay soo abaabuleen, daadihinayaana 3 koox oo kala ah:-
    1.Siyaasiyiinta Xawaadle ilaa heer qaran, haba u darnaadeene kuwa gobolka oo leh fulinta barnaamijkan. Tusaale Laqanyo wuxuu watay ciidankii gubay Kabxanley (12/12/2013), C/fitaax na wuxuu watay ciidankii gubay Deefoow (15/7/2014).
    2.Ganacsata Baladweyne oo u qaabilsan dhanka dhaqaalaha, ciidan aruurinta iyo isku xirka qurba joogta iyo siyaasiyiinta leh fulinta barnaamijka.
    3.Qurba joogta oo ah qolada laga qaado kharashka ugu badan kadib markii loogu sheekeeyey in aseendooyin iyo guryo isku qafilan loo diyaarinayo.
    inkasta oo 3 daas qolo yihiin kuwa thulmigan aas aasay hadana wada, ma ahan kuwa dhibku ka soo gaarayo oo waxaa dhamaanayo waa wiilal reer baadiya ah iyo kuwa kibir iyo qabiil dardaray oo ay soo caraabiyeen midka kor ku yiri Xawaadle wali dagaal magalin. Uma malaynayo in ninkaas meel lagu hartamayaa tagayee yuusan wiilashiina seejinin aduun iyo aakharo.

  30. Dusmo,Deefow iyo kabxanley baan leeyahay waa beenta aad isku haasaawisaan galaafatayna nolosha wiilal badan oo qaarkood aan waligood wabi arag.
    Inta ay wali wiilashooda nool yihiin waxaan idin kula talin lahaa caruuttiina ka ceshada midka dharaarta cad beenta idinku harqinaya hurdadana ka kaca intay goori goor tahay.

  31. benale na dhulka faqa cumar iyo faqa maxamad ayad shegane adeer sida dhul daded laguma hela mida kale afar tula ayad so tirisay anigana laga bilaba qoraxsinka balad weyne elee kilinka 5 naad galbeedka balad weyne buqgosaar ceel cade badikeen marodile xajinuur magalada farlibaax xaga iyo wabigana bardhiyac qarsoni harcadey sabad xume abesaale kirkiri intaas wa hiiraan ana leh gobalka bakoolna dagmada quracjomo iyo dagmada ceel barde inyaba ana leh waxana ka jira mamulkeyga westland state mida kale ado faqa maxamad iyo faqa cumar ay ka adkadeen aniga ma u maleynaya in xata malin barkeed ad iska key celin karta adon jabutiyaan wadanin

  32. Jajeeloow ma.xawaadllaa aa u fafakanee waxaa ka heshid waxba ha iga siin wallee dad isma yaqaan ee waa leysla arkaa

  33. Sheekadu ma ahan in Jijeele iyo dhamaan dadka ka soo jeeda beelaha kale ee halkan fikir kooda ka dhiibanayaan fidno iyo dagaal doon yihiin ee waxay khaatir ka joogaan THulmiga aad ku heysaan, aadna ku soo heyseen dhowr iyo 20 sano ee aan aheyn dowlad la’aanta.
    Qofwalba waxa uu layaabanyahay sida ummad intaa la’eg thulmigan xad dhaaf ah iskugu raaceen aysana ugu cibra qaadaneynin dhacdooyinka waaqica ah ee ay kula kulmayaan ficiladooda guracan.
    Thulmigan bilowgiisa waxa weeye “Hiiraan Xawaadle ayaa leh,cidkale oo arrinta gobol kan ka haldi kartaana majirto”. Cidkasta oo sidaas rumeysan waxaan u sheegayaa in dadku Allah abuuray dhulkana ku firdhiyey, magaalooyinka waaweyn la isla dago balse tuula, tuula loo kala leeyahay. Gobolka waxaa wadaleh Soomaliweyta ka kooban 14 ka qabiil ee dagta, ee hal qabiil malahan. Ikhwaanii aan isku dayno inaan fidna wadayaasha aan ka qabano dabkan ay la ordayaan. Marka dhibku dhaco dabku cidkasta ( mu’min iyo munaafiq ba) ayuu gubayaa.

    Ninkii dhagoolka ahaa wuxuu yiri inaan gardaranahay waxaan ku ogaaday “dadkii oo dhanbaa farta igu soo fiiqay” miyeysan dareenka shacbiga reer Hiiraan maanta sidaas u ekeeyn?
    marka cid dagaal iyo fowlo doonaysaa majirto ee dadku thulmigan buux dhaafka ayey khaatir ka joogaan ee kadaaya. Waxaan hadalkeyga kusoo gunaanadayaa ” war miyuusan idinku jirin qof wax garta oo caqli leh” saa socon waa barnaamijka barakicinta beelaha kale.

  34. Wakhtigii hanjabaada iyo caga jugleyta la soo dhaaf. Magacuna jajeele,ma ahan ee waa jijeele waa dad kaa fac iyo abtirsi fog ee Xawaadloow kasoo dag kibirkaan iyo isla weynigaan umada kaa dhex saaray.Hadii kale waxaad ummadiina u horseedeysaan halaag aduun iyo aakhiro. Fikirka ninka Jijeele waa soo gudbuyey waa mid ay beelweynta reer Hiiraan wada qabaan.

  35. Aniga waxaan qabaa qofkii fidno iyo dulmi wado haloo caqli celiyo oo yaana lagu dayanin hana la dhowro qaxuuqda diriska iyo tan islaanimada iyo tan bani’aadinimo ee reer hiiraanoow xawaadlle la’aantiis waxba socon maayaan ee la heshiiya hadii uu xun yahay u dulqaata makala maarmeeysiin ee yeysan dad kale isku kiin dirin ee gacmaha isqabsada oo maamul sameysta gobolkiinana difaacda waa iga talo

  36. Asc walaal nabada waa waxa dadku wada raadinayaan cid gooni loo faquuqayana majiryo, saa qabiil iyo shakhsi kasta oo reer Hiiraan baa larabaa inuu nabada ka shaqeeyo. Maxaayeelay danbaa noogu wada jirto daris wanaaga iyo nabad kuwada noolaashada lagu gaaro barwaaqo iyo baraare.

    Waxaa arrintaas hortaagan shakhsiyaad fidna wada yaal ah oo waxmakastada ka dhaadhiciyey in beelaha qaar ee laga badan yahay aysan wax xuquuq ah ku haleyn gobol ka sidaasna lagu xalaalaysto daadinta dhiigooda iyo boobka iyo burburinta hantidooda iyo degaanadooda.
    waxaa ah arrinta biyo kama dhibcaanka ah inaan ” beelna beel kale tirtiri karin xaqoodana qaadan karin” ee ninwalboow ninkuu kaga dhowyahay ninanka fidnada wada ha u caqli celiyo hana ka qabto hadii kale ha iska bariyeelo caruurtiisa iyo eheladiisana ha badbaadsado. Waxaan ku jirnaa bil barakeysan ee aan Allah ka wada cabsano thulmigana aan kawada fogaano. Yeysan dhicin sidii soonkii hore in maalinta ciida weerar lasoo qaado.

  37. Aniga shaqsi ahaan waxaan qabaa in dulmiga iyo isku dir nimada aysan ka marneyn reer hiiraanka degan b/weyne waayo hadii ay laba beelood oo reer hiiraan ah isku dhacaan waxaa loo baahan yahay in islaanimo loo kala dhex galo oo gudi aan labadaas beelood ahayn loo saaro ma ahane in colaada la sii huriyo oo dacaayado raqiish ah wepseyda la soo galiyo waa xaaraam ee illaahey ha laga baqo mucaaradnimo aan waxba lagu keeneynin haleyska dhaafo

Leave a Reply to awad Cancel reply

Your email address will not be published.