Wariyayaasha Universal oo si xun u turjumay shir ay yeesheen Beesha Surre(Fadeexad Universal Lasoo daristay Nala dhuux warka Beesha Surre iyo Qaabka ay u turjumeen Wariyayaasha UnIversal)

Nala daawo ceebta iyo Fudeeydka Universal TV Beesha Surre waxaa waajib ku ah in ay kala Xisaabtanto TV Universal qaabka Foosha xun ee uu u turjumay shirka Beesha Surre.

Marna ma taageerin Mana taageeri doonto Beesha Surre Shirka Beesha Bariga Baladweeyne wax ka degtaa uga socda Magaalada Baladweeyne ee aaneey jirin Beel kamid ah Beelaha Gobolka Hiiraan daga oo qayb ka ah kulankan Qaraabo salaanka ee ka socda Bariga Baladweeyne.

Waxaase banaanka timi sharaf xumada Universal TV oo howgalisay wariyayaal aad u fudfudud oo ayagoo aan dhageeysan bayaanka Beesha Surre Afka la aaday hadalo aan Marna ka suura galin Beesha Surre.

Beesha Surre waxee taageertay Shirka ka socda Deefoow oo ay ka qayb galayaan dhamaan Beelaha Gobolka Hiiraan dega, waxeeyna ka hortimi Qaabka awooda loo qaybsaday Jubaland.

Universalna waxeey u turjuntay in ay taageereen shirka Beesha Bariga Baladweeyne ay ku xalisanayaan Dhibaatooyinka u gaarka ah ee ayaga heeysta.

Si wanaagsan u dhageeyso sida ay u kala duwan yihiin Bayaanka Beesha Surre iyo wariyayaasha Saxaafada ku
hor kufay.

cowslafil.com

1 Comment on "Wariyayaasha Universal oo si xun u turjumay shir ay yeesheen Beesha Surre(Fadeexad Universal Lasoo daristay Nala dhuux warka Beesha Surre iyo Qaabka ay u turjumeen Wariyayaasha UnIversal)"

  1. war meshan nin ku u wacdey ayaah qaldanaah universal waayo waxaa kujirah qabil nin kaan suxufiaga is ku shegayah waah ey wacal ah

Leave a comment

Your email address will not be published.