shirka Deefoow ka socda iyo beelaha reer Hiiraan oo muujiyey midnimo (Solidarity)

Wararka inaga soo gaaraya shirka taariiqiga ah ee ka socda Degmada Deefoow ayaa sheegaya in uu shirka ku socda sidii loogu tala galay, halkaas oo ay dhamaan masuuliyiinta qeybaha kala duwan ee bulshada reer Hiiraan ay ku sugan yihiin, amaba ay ku soo qulqulayaan maalin walba.

DSCN1072

Masuuliyiinta halkaa isugu yimid ayaa muujiyey Midnimo iyo dhaqanka suuban ee lagu yaqaan dadka ku abtirsada Gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay maanta reer Hiiraan ay isku tashteen, ayna ka go’an tahay in maslaxada gobolka iyadoo loo dhan yahay laga tashado mustaqbalk Gobolka Hiiraan.

Shacuurta iyo qiirada ka muuqata dadka halkaa isugu yimid ayaa ah mid sareysa, halka uu masuul walba iyo bulshada qeybaheeda kala duwan oo ka soo qeyb galay shirkan, ay iyaga isa soo xilqaameen, ayna ka muuqato kalsooni badan oo ay ka qabaan in reer Hiiraan ay badbaadin karaan mustaqbalka gobolka.

Gobolka Hiiraan wuxuu uga duwan yahay gobolada kale ee Soomaaliyeed, waa gobol ay ku dhaqan yihiin dhamaan beelaha soomaaliyeed intooda badan. Ma aha Gobol hal reer ama Beel kaliya ay degen tahay, taasi oo keentay in uu ahaado gobol “multicultural society” oo ka fiyoow cudurka qabyaalada iyo quursiga burburiyey dalka Soomaaliya. Sanadihii danbe ka dib colaadaha iyo dagaalada sokeeye ee ka jiray dalka ayaa dabcan saameyn ama ku fiday Gobolka Hiiraan, halkaas oo ay muddo ka badan 4 sanno burbur iyo dagaalo sokeeye ay halkaa ka socdeen, ayaa hadda waxaad moodaa in uu Gobolka ka soo kabsanayo, ayna u istaageen shacabka reer Hiiraan badbaadinta mustaqbalka Gobolka.

Waxaan idiin soo gudbin dhowaan maqal iyo muuqaal ku saabsan shirka wadatashiga ka socda Degmada Deefoow.

cowslafil.com

14 Comments on "shirka Deefoow ka socda iyo beelaha reer Hiiraan oo muujiyey midnimo (Solidarity)"

  1. Kkkkkkkkk meeshan cidlada ah oo xataa geed lagu gabado laheen oo xawaadle lix bilood heystey kkkkkk si naf lacaari ah kutimaaden oo leeydin keeney waliba cida idin keenteyna la ogyahay waa xuduudka waxaana tuuladana hada sheegte in aay leeyihiin makane qolo layiraahdo kkkkkkkk oo xawaadle xulufo la ah ayagaana idaacadaha kahanjabey xawaadlena waxuu kutaageeri doonaa qoladaas in aay halkaas idinka saaraan hubka nuucyadiisa kala duwan qorshahaasna waa socdaa halkaan waa idinka dhamaatey wadanka meel kale karaadsada kkkkkk xawaadle na cadaw idinka idinka weyn ayuu xafiltan kuka jiraa adinkuna iska celiya qolo hada tuuladaas sheegate waxaa kaloo jirto in qolo kale oo wadaa marteen mari doonto ee ayagana xuduudka laga tilaabin doono in dhulkooda lasoo dejineyo leelkase oo xulufo la ah
    Xawaadle waxaana dusha ka ilaalin doono ciidanka xooga xawaadle ee gobolka hiiraan waa is ogyihiin kuwaana wali jaanis aay heystaan aay kuwaantoobaan tan kale shirka baladweyne ee lagu dhiseyo hiiraanstate waxaa hogaanka lawareege oo yimid siyaasiyiin caalami ah oo kamid ah wasiirkii hore arimaha gudaha qorshahana waa hiiraan oo labo gobol ah oo mar hore loo qrybiyeye iyo madaxweyne la doorto adinkana waxaa idiin fiican in aad nabada iska qaaatan waaba hadii leeydinka aqbalo taa ayaa wanaagsan

    • kkkkkkkkkkkk xawaadle makane hubka uu siinahayo muu asaga isku difaaco,runta markaan kuu sheego 10 nin oo surre ah waxay udhigmaan 1000nin oo xawaadle ah waxaana lagu ogaaday daraasaad lagu sameeyay dagaaladii kadhacay hiiraan ee halsano iyo bila socday, xawaadele adigoo ah in aad hadasho ama aad war soo qorto waawax laga yaqyaqsado,alx maanta deefoow iyo kabxanlay calankii surre ayaa dul suran maydkii xawaadlena wuu dul daad san yahay xawadle xool soo socdo uf

  2. Kan wata magaca kabtan adiga hadaadtahay xawaadle oo aan unaqaan xumaanle kow horta indho ma qabtid geed inla fadhiyo iyo dhul ilaahay barwaaqo ka dhigay waa loo jedaa adi hadaanad arkayn, maanta filinkaagii ahaa anagaa kabxanley iyo deefow iska leh adaa afkaaga ka sheegay inaanand dhihi karin xaalada meesha ka jirtana somali oodhan ayaa la socota adigana waxba lagaama waydiinayo awalba soomalida halkaad kasoo gashaa ayaa lagu leeyhay wecel ayaad tahay wecekuna aadbuu idhibadanyahay ee somalida dhinac kasoo raac oo baryootan dadkaan waa da eahlu diin ah inlagu ogolaadaa dhici karta laakiin haku fikirin wax kale waxkaa soconaaya maleh.

  3. waad is ku xaartey war dad kii dagey deefoow waxay arkeen lafii xawdaleh meedkay kaso carareen oo xataah soqadan waayen. manahen is kadayaah kaad kentaan adinkah ayaah radinooyah nabad sure sxb waxas loguma boteeyo waayo nin medkiisi waliyaah lo dhulkah maxuu ka hadlin. wali cashar ayah idin dhiman oo ah galjecel in aan u dhibnah goabalkah adinkanah leydin ka saaro waayo dad caamo ayah tihiin waah in leydin maamulaah.

  4. away deefow iyo kabxaley ayaah leenah maxaa kadanbeyey in xawadleh afkisa laga waayo in ey soo qadaan xataah. 13qabila ayaah is kugu keney oo waah leydin talinyah. duliyahow. waxad ogtihin majirto hadii aad awood ledihin wakaas baltaga kabxaley defoow. walahi lafihin in eyah cunayaan nin kii galjecalkah oo dagey wuyaah bey lafaha xwadleh oo mesha yaal. waxah lagu dhahey waah dalamintiih dalin qadicul dariq ah lamaduugo diintah ayaah qabto in eyah cunan

  5. mooryaan kaadaan iska hadlaayoow waxaan kuu sheegayaa adiga ayaa balaayo raadsadaye waxaan kuu sheegayaa hadii aad ka waantoobi waydo inaad dhuldadeed u hanqaltaagto inaad beledweyne oo 1991 kadib aad mooyaan nimo ku timid aad ka qaxi doonto insha allaah.

  6. waxaa la yiri dad dhumaayo dhago malaha war goodaxaan aad sheegayso oo aad karajaynayso inuu wax kuu qabto hadii intii uu wasiirka ahaa hantidii dowlada,hubkii dowlada ee umada soomaaliyeed oo dhan ka dhexeeyay ee uu soo xaday oo uu iimaan laawaaye yaashiinaan xawaadle oo aan garanaynin waxa ay ku dhimanayaan aad wax ku qaaban wayseen ma hada oo ummada reer hiiraan ay midawday oo ay aayahooda ka tashanaay iyo in ay wixii iimaan la iska qabtaan ayaad wali rajo ka qabtaa wax kuu qabto

  7. Waxaad sameyn kartid samee af wax ma tarayee. Hadii geed hoostii lagu wada hadlo iyo hadii hotel five star lagu wada hadlaba adiga maxaa kaa quseeyo. Leelkasaha aad sheegeysana ma boonimadaadii ayaad xaqiiqsatey inaan anaga iyo hawiyo aan iska kaa xigno maad garatey maanta . Waa waxaas aheyde julu yarjicu ilaa aslihi asalkaadana waa dadnimo xumo iyo lafahaaga danbe oo xun

  8. adeer hadii uu xaqa yimaado baadhilka kuu zuulayaa shir deefoow waa xaqii oo soo daahiray baadilkana wuu zuulidoonaa insha allah.

  9. xawaadle dhalad ah | May 10, 2015 at 6:17 pm | Reply

    raali ahaada beelweynta surre, doqonta iyo wax ma garatadaa ku badan xawaadle, dhaqan xumana waa nalagu yaqaan, adinkaa gobolka oo dhanba wada lah oo dhulkan leydinku yimid. anigaana xawaadle dhalad ahoo kuu og abaalkaad noo gasheen.
    ayaamahan danbana doqonkii yeeraba xawaadluu sheeganayay.ee raali ahaada waxii dhacayna si walaalnimo leh ha loo xaliyo.

  10. Naga aamus xoolayahoow tabartaada waa tabar sagaareee miskiinyoow meel adinka aa fooda gelin waayseen ayaad rabtaa inaa masaakiintan makanne kuleeysid

  11. Gaaljecelow | May 11, 2015 at 7:57 pm | Reply

    Kkk kkk waxbaa ka dhacay reer hiiraan guul iyo shirka deefow waan taageersanahy reer hiiraan ka saxda ah ha guuleystaan

  12. fifa nabadah halaqaato cidwalbah dagaal faa ido malahan. hala heshiyo nabada halagu wadanolaado. dagaal qofmah dan ugu majirto. qof aan xabad wadanin majirto iyo qof aan dad laheen. markah hala radiyo somali nimadah wax kasto laga wan tobah.

  13. xawdle meesha waxba kumahaysaane meesha halagaaya waxba iskumahaysaanee bismilaahi dhaha dhulkiina nabad kujoogo hadaa dan niitahay hadii kale gabalka ayaa weyneesan hadaa saan kusocotaan

Leave a comment

Your email address will not be published.