Maamulka degmada Lambar50 ee gobolka Sh/hoose ayaa fariin uu ka siday shacabka ay matalaan u gudbiyey walaalahooda magaalada Marka. Dadweyne fara badan oo isugu soo baxay bartamada magaalada Markacadey ayaa waxaa Khudbad qiiro badan u jeediyey gudoomiye C/laahi Waafow.
Daawasho Wacan:
cowslafil.com
Be the first to comment on "Maamulka Degmada Raaxoole Oo Khudbad Qiiro Badan U Jeediyey Dadweyne Isugu Soo Baxay Fagaaraha Degmada Marka (Video)"