Dhageyso: Dhaawacyo fara badan oo la geeyay Cisbitaalka Magaalada Baladweyne

Dhageyso: Dhaawacyo fara badan oo la geeyay Cisbitaalka Magaalada Baladweyne

Agaasimaha Cisbitaalka Magaalada Baladweyne Axmed Maxamed Khaliif ayaa sheegay in Cisbitaalka Baladweyne lasoo gaarsiiyay Dhaawacyo fara badan, Agaasimaha waxaa uu xaqiijiyay in mid ka mid ah dhaawacyadaas uu kusoo dhintay Wadada.

Dhaawacyada la geeyay Cisbitaalka Magaalada Baladweyne ayaa waxey kasoo wada jeedaan dhinacii saakay dagaalka gardarada ahaa ku qaaday Degmada Deefoow iyo deegaanada ku hareereysan.

Dagaalka ka socda Degmada Deefoow ayaa waxa uu daba socdaa dagaalo horey uga dhacay deegaanka Kabxanleey dagaalkaas oo lagu gubay Guryo fara badan oo ay lahaayeen Dad shacab ah.

Be the first to comment on "Dhageyso: Dhaawacyo fara badan oo la geeyay Cisbitaalka Magaalada Baladweyne"

Leave a comment

Your email address will not be published.