Mas’uuliyiinta degmada Lambar50 ayaa u gudbay Ceeljaalle kadib markii ay ku hoydeen magaalada Marka, wadada isku xirto magaalada Marka iyo Ceeljaalle ayaa waxaa buuxdhaafiyey dadweyne sugaayey booqashada mas’uuliyiinta mataleysay walaalahooda degmada Raaxoole.
Reer Ceeljaalle ayaa hadiyad uga dhigay mas’uuliyiintii soo booqatay deegaankooda Kitaabka Alle SWT, waxayna muujiyeen sida ay uga soo horjeedaan dulmiga qaawan ee lagu haayey dadka ay ka dhasheen.
cowslafil.com
Be the first to comment on "Dadweyne Buux Dhaafiyey Wadada Isku Xirto Ceeljaalle Iyo Magaalada Marka Si Ay U soo Dhoweeyaan Mas’uuliinta Lambar50 (Sawiro)"