War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Xildhibaanada Barlamanka Jubba ay doorteen Gudoomiyaha Barlamanka Jubaland iyo labadiisa kuxigeen.
Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa loo doortay Gudoomiyaha Barlamanka Jubba, kadib markii uu helay codadka ugu badan ee Barlamanka Juba.
Sidoo kale waxaa goordhow socotay doorashada Labada Gudoomiye kuxigeen ee Barlamanka Jubba, hase ahaatee ma aysan noo suuragalin in aan helno magacyada Dadka loo doortay.
Gudoomiyaha ayaa u dhashay Beesha Yantaar ee Digil iyo Mirifle
cowslafil.com
kkkkkkkkkkkkk caano boodhe iyo fayl raashin waan ku aqiinay ee qaxootigii reer ooga-dageen meel ay somaliya ku leeyihiin lama sheegin, waase la yaabe kuwa hoos fadhiya ee wax ka sugaya inuu maamul u qaybiyo ayaa ka sii axmaqsan.
waa doonfaaro balaq uu eey soo tuuray sugaya…..kkkkkkkkkkkk
xabaddu markey is qabato meel loo cararo ayaa la doonayaa, xeryahii kenyana way soo xirmayaan,,,,,,,, Fiiq halkaad ka timaadeen waa leydinku celin
wax lala yaahbo waah yeh nin aan majoorati ka aheen gobalkah in uu maamulo. maan sugeen lakin mid ayah dhoman dagalakih siyad bare lala galey mid kadaran ayah dhiman. waayo shaley waxa loo dagalamey. xaqeygah cunimeysid iyo waah cunayaah hada mesgih iyo mel kadaran ayey mareysaah. axmed xog uleeyahey mel kuma qabsan lakin dad shi sheyaah ayuu ken sadey. oo caloosha u shaqeysatah ah. bal mel hageyaan. dagaaku wuu soconyaah mid is taagayo mahan. wanah digal lamenaah. ilaah yomaldiin.