Waxaa shaley galab gaaray magaalada Marka ee xarunta gobolka Sh/hoose mas’uuliyiinta degmada Lambar50. Waxaa mas’uuliyiintan ku soo dhaweeyey maamulka degmada Marka oo ugu horeeyo gudoomiye Maxamed Cismaan Yariisow iyo waxgaradka magaalada Marka.
Sawiro laga qaaday xiliga mas’uuliyiinta reer Lambar50 soo gelayeen magaalada Marka ayaa sidan ahaa:
cowslafil.com
Be the first to comment on "Daawo Sawirada Wafdiga Maamulka Degmada Lambar Konton ee Gaaray Marka"