Safiirka Ethiopia oo bahdilay Xassan Sheekh, Daawo

Sawirkaan wuxuu muujinayaa Safiirka Ethiopia u fadhiya Muqdisho Amb Wondimu oo Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud u akhrinayo warqad wuxuu qaban lahaa lixda bil ee waqtigiisa u dhiman iyo Garguurte oo sida arday u qashuucsan.

Ninka wax u akhrinayo waa Safiirka Ethiopia u jooga Muqdisho Wondimu sidaas darteed mala dhihi karaa waxaa loo meerinayaa wuxuu sameeyn lahaa lixda bil ee waqtigiisa uga harsan???

Madaxweyne-Garguurte

cowslafil.com

4 Comments on "Safiirka Ethiopia oo bahdilay Xassan Sheekh, Daawo"

  1. muwadin dhab ah | April 27, 2015 at 4:05 pm | Reply

    garguurte sida sawirka ka muuqata ama uu asal ahaanba u lahaa camiilnimada iyo dabarucleynta cadawga soomaaliyeed waa lagu yaqiinay oo wax cusub ma aha, shalayna Talyaani maantana Tigree.

    dhaqan xumadii horaantii qarniga 20aad lagu yaqiinay reerahiisa ayuun buu sameeyay la yaab ma leh isaguye, kan wax ka sugayaa ka daran…..

  2. Waa madaxweyne ay ka muuqato Aqlaaq iyo Heybad illaaheygii Abuuray ayaa Karaameeyey.Xassan Shiiq Maxamuud waxaan kuu rajeeynayaa guu.Aqiro iyo Aduunba

  3. warkan duli waayeh oo kabalef ah waxa uu samenayo waah wax qarankah meel uga dhacey. hore ayaah loo dhahey. abagaal cadow ayey lashaqeyaan ee kamadifacan wadankah. markah layab ma lahan duliga fooshaxun.

Leave a comment

Your email address will not be published.