Deegaanka deefow oo saan saan colaadeed hada ay ka taagan tahay

Deegaanka deefow oo saan saan colaadeed hada ay ka taagan tahay

Gudoomiyaha deegaanka deefow ee gobolka hiiraan c/raxmaan axmed oo wareysi siiyay radio Danan ayaa waxaa uu sheegay in maleeshiyaad aad uhubeysan ay ku soo wajahan yihiin deegaanka Deefow ku waasoo ka soo jeda gabolka hiiraan intiisa badan hadana ka soo duulay degmada baled Weye ee xarunta gobolka hiiraan.

C/raxmaan axmed waxaa uu intaas ku darey in ay shaley soo buuxdhaafiyeen deegaankii ay hore Ugubeen ee kabxanley saakana ay ka soo dhaqaaqeen kuna soo wajahan yihiin deegaanka deefow oo ay doonayaan in ay dagaal ku qabsadaan.

Gudoomiyaha deegaanka deefow su,aal aanweydiinay waxaa ay ayahayd dhiniciina maxaa idiin Qorsho ah waxaana uu ku jawaabay anaga waxaan nahay shacabka deegaanka horey waxaa Kabxanley ugu soo cararay shacab farabadan oo hada deegaan u ah deefow kuwii kabxanley Meel kale oo aan aadno maleh marka waxaan nagu qasab ah in aan iska dhicino waana iskiiga filan nahay.

wax kasta oo ay keenaana bidinilaah iga yaa jabaya.

cowslafil.com

 

2 Comments on "Deegaanka deefow oo saan saan colaadeed hada ay ka taagan tahay"

  1. inshalah ciidamada deegaanka ayey gusha raaci doontaa xaaraantana gobalka waalaga saari doona bi idnilaahi kariim

  2. WAXAN USHEGAYA BESHA SURE IN EY ISKADULQADAN DULIGA WAXAN USHEGAY GABDHAHODO EYSAN GUUR LAHEN SOUTH AFICA

Leave a comment

Your email address will not be published.