Ciidamada Sida Gaarka ah u tababaran ee Surre oo sameeyay howlgal milatari iyo Ciidamada Beesha Bariga Baladweeyne wax ka degtaa oo kala cararay.

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Beelweeynta Surre ayaa waxa ay sheegayaan in saaka aroornimadii howlgalo Milatari ay kasameeyeen Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Beelweeynta Surre Deegaanadooda.

Ciidamadan oo caan ka ah Gobolka Hiiraan iyo waliba Guud ahaan Soomaaliya isla markaana ah Ciidamo qaba tababaro aad u adag ayaa Saaka subaxnimadii waxeey ku dhaqaaqeen howlgalo lagu adkeeynaayo Nabad galyada deegaanada Beelweeynta Surre.

Wararkan aan helnay ayaa waxeey intaas kusii daraayaan in Ciidamadii ay Beesha Bariga Baladweeyne wax ka degtaa soo abaabushay ee kusugnaa Guri-Cadde in ay ka carareen goobihii ay ku sugnaayeen kadib markeey ka war heleen Dhaqdhaqaaqa Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Surre.

Ciidamada Beesha bariga Baladweeyne wax ka dega ayaa u ruqaansaday dhanka Bariga Baladweeyne oo ah goobtii laga soo abaabulay waxaana Guri-cadde gaaray Ciidamada Beelweeynta Surre oo aan haba yaraatee aan la kulmin wax iska caabin ah Waqtigan Xaadirka ahna ayaga ayaa ku sugan Tuulada Guri-Cadde.

Wargalin

haduu Allaha awooda leh ka raali noqdo waxaan saacadaha inagu soo fool leh idiin soo gudbin doonaa Xaaladihii ugu danbeeyay ee Galbeedka Baladweeyne iyo Ciidamadii la wareegay.

cowslafil.com

15 Comments on "Ciidamada Sida Gaarka ah u tababaran ee Surre oo sameeyay howlgal milatari iyo Ciidamada Beesha Bariga Baladweeyne wax ka degtaa oo kala cararay."

  1. yaana la xudbin colaadana ha la joojiya insha Allah

  2. reerkan xawaadle waxna iskama celiyaan, afkana ma xidhaan oo edeb iyo asluub kuma deganaadaan gobolka.. reerahan duriyadda direed ku abtirsadana dee ilma adeerayaal sida xoolahii u gadhaaca ileyn caqli kale ma jiro kaa celiya…. waxa leygu yiri badankoodu waa cawaan aaminsan in xiligii “stone-age” la joogo. taana waxaan garwsaday markaan arkey 80 jir qoladan ahoo sida sabayga caruurta u hadlaya…
    nin ilma direed dhul ku qabsaday waa waali ee sida dugaagii marba dhinac u caydhiya.

    guul nimankaa especial-force, ilahay haydin guuleeyo

  3. War nimanku been badanaa diinbaan naqaanaa iyo saanaa wallaahi waa Aduunyo gadoon kulahaa ciidamadii Xawaadlle ayaa kale cararey war niman yahow dadkiina beenta ka daaya illaaheygii idin Abuurahayna ka Baqa maxaa cadeyn ah oo aad heysaan?

  4. GUULEESTA WALIGIIN SURRE CADOWAGIINANA ILAAHAY HA JABIYO GUUL GUUL WAARTA ILAAHAY HAYDINSIIYO AAMIIN.

  5. hahahaahha saas ayaah larabaa xagadi holwadaag waah lala waregey. dad kilaah ayaah lawargey.

  6. Kkkkkkkk aad ayaan ula yaabaa kuwa nuucaan ah soomaaliya waxa kadhashe waji cusub qabiiladii waa weeynaa sida habargidir xawaadle daarood iyo kuwa kale waxaa isleh kusoo caan baxa kuwa yar yar dir waan maqalne laakiin kuwaan sure iyo qoladii habargidir ladagaaleysey lama maqal waana magacyo cusub oo gafuur duupyadii laga adkaadey aay lasoo baxeen tan kale dirta hiiraan labada tuulo kadagan umaleey maayo in wax loo ogolaan doono laakiin hadii loo ogolaadane boqolkiiba labo aay kanoqon doonaan meesha sababto ah maamul ayaa meesha loo dhiseyaa gobol cusub ayaana hiiraan lagu biiriyey xawaadle gobolkaas shan degmo kabadan ayuu kuyeeln hiiraan ne waaba majority markaa meeshas awoodi xawaadle ee bartamaha dalka aay balaarate waxaan hada maqlayaa qorshe ah markii shirka maamul usameynta hiiraan ee baladwyne kaso dhamaado in dagaalkii dir sifeynta uu bilaabanayo laakiin hada waxba habaqinaha xawaadle maamul dhisid aay kumashquulsanyihiin arinta galbeed baladweyne waa waxba kama jiraan idaacad habargidir ah sheegte oo isku direysa beelaha ogaada baladwryne cid kasoo agdhowaan kartaa majirto hogaamiye hub badan heysto iyo ciidan xoogan ayaa meesha joogo amaanka shirkana waa adagyahay kuwa meelaha kahadlayana shirka horta hadhamaado markaas ayaa latabaa saa isku difaaci laheedeen meesha waa idinka dhamaaye

  7. proud to be gaadsan biimaal | April 25, 2015 at 11:00 pm | Reply

    KAPTANKA nacaas tariqda sobaro biimaal waraga kali ee somaliya tariiq kuleh ee gumestahi ladagalay ee ma ahaan qabiil manta in uu socanbaxo uu bahan jahilyahow

  8. war xawadleh wax ladhaho manaqaan danyeero oo diin laheen ayaan u naqaqaan po jpga jalalaqsi. baledweneh waxa is kaleh jajeelo kaaljecel reer owxasan. ee dayer is kahadley ayaah tahey. oo is ciyey. awodaah mantey weyday oo bari helesid waah mideeh.

  9. akhiyaareey warka tiradabadan waxa nogubadashaan sawirada magalada kabxanley si aan u aragno maxan kaheysanaa hadiba la arkeenin war keena sawirada kabxanleey iyo deefoow hadaa saxafadtihiin hadiikale mesha warka kadaya wlh aniga sure aan ahay qurbaha an joogaa lkn wali waxan layabanahay deganka oo halmarxataa sawir laga soqadeenin mopil qofwato xataa makujiro miyaa cidanadeena oo sosawiro kafibna idinsoo diro si lomalgashado dhulka mase waxa rabtaan duur inuu ahaado oo xawadle qabuuro unoqdo.midakale xawadle anaa aqano waa fuleeyaal qar ilajogo waxe idhaheen wanaga adkateen ee aan hesgiino lkn yee mardanbe idin sirin xudoodana nosoo dhafin kisoo dhafo hala dilo ama hala gubo

  10. Nimanyahoow waa aaqiro zaman cid uun garasho iyo garowshiyo intaba aan lahayn war saaxiib nin is isfaanshey waa ri is nuugtey. Xawaadle haduu tuulo yar leeyahay iyo haduu qaarado leeyahay isagey anfici wax haba yaraatee naga galaan jirin hadaad na badbaadisid waan KU badbaadin hadii kale haysla waalato

  11. Plz hoganka cowslafil waxan idinkarabnaa saa kukeentaanba sawiro gar ahaan kabxanleey iyo deefoow adinkoo mahadsan

  12. kkkkkk kabxanley iyo deefoow adiga ma lehid ee waxbaa ka dagi jirtey laakiin waxa iskaleh xawaaaaaadllllllllle maxamed jaaaalle qariirada soomaakiyana soo fiiri kadibna isweydii sababta aad ugu ooyneeysid dhul aadan laheyn.

  13. war xawadleh wax ladhaho manaqaan. cayayan ayan u naqanaah. waanah so buufinay. hiiran oo dhanah waah lagabufinayaah. kabxaley is daayeh. xataah baledweneh ayaah lagabufinayaah. dayaar oo din lahen ayaah tihiin. cashar lama ilobaan ayaah idin dhigney. waxaah idin dhiman kiih aad wadankah dhan kasuli lahedeen. ee so dhafah xadudah. hada afkah ayey idinkaga hartey. awood aad dir uga hortag taan maqabtaan ee mel fadhistah waayo waad aragteen tabartinah. viva sure viva biyamaal guul. midgamah xawadleh down

  14. Waran Mali jirey anigoo yar maahmaah ah xawaadle wacadkaama reebo ee waran kaa Rebaa marka waa cadahey maah maahdaas

Leave a comment

Your email address will not be published.