Dhaqdhaqaaq ciidaan iyo saan saan colaadeed ayaa ka jira xadka Kabxanleey iyo Bariga Baladweyne

Wararka inaga soo gaaraya magaalada Kabxanleey ayaa sheegaya in uu ka jiro halkaa dhaqdhaqaaq ciidan iyo colaad laga soo abaabulayo Bariga Baladweyne.

Maamulka gobolka Hiiraan iyo maskaxda ka danbeysa colaada lagu dhibaateyn degaanada iyo beelaha Kabxanleey iyo Deefoow ayaa shirar ay ku sheegeyn nabadeyn iyo maamul u sameynta gobolka ka waday magaalada Baladweyne bisha maarso iyo april.

Beesha bariga Baladweyne oo muujisay inaysan qaadi karin masuuliyada gobolka, caadeysatay xad gudub loo geysto degaan, dad, iyo duunyo intaba, iyagoo nabada diida, xasilooni darrona ka abuuray guud ahaan gobolka, gaar ahaan degaanada ay duulaanka ku yihiin ee Kabxanleey iyo Deefoow.

Ciidanka degaanada Kabxanleey iyo Deefoow ayaa iyaga ku howlan xasilinta nabada degaanadooda
iyo diyaar garow sareeya oo looga hortagi cid walba oo duulaan iyo xasilooni daro ka abuuri degaanadan.

Waxaa ina soo gaaraya in maalin waliba ay soo gaarayaan furinta hore ee difaaca degaanada Deefoow iyo Kabxanleey saraakiil iyo ciidamo ku abtirsada degaanadan, oo ka imanaya dhamaan gobolada dalka, si ay uga hortagaan beel caadeysatay dulmiga, nabad diid, kuna midowday in laga ciribtiro bulshada ku dhaqan degaanada Kabxanleey iyo Deefoow.

Hogaanka ciidamada Kabxanleey iyo Deefoow ayaa inoo sheegay in ay isaga filan yihiin dulmi iyo dagaal walba oo uga yimaada Bariga Baladweyne, oo ayna diyaar u yihiin in ay siiyaan jawaabta ku haboon cid walba oo kusoo xadgudubta degaanadooda.

Dib ayaan idiinkala soo socodsiin wixii ka soo kordha jawiga colaadeed ee dib uga bilowday halkaa.

cowslafil.com

13 Comments on "Dhaqdhaqaaq ciidaan iyo saan saan colaadeed ayaa ka jira xadka Kabxanleey iyo Bariga Baladweyne"

  1. Allaha qaboojiya dhiiga Muslimiinta

  2. HADUU ILHAY QABOJIN XATAA DHIGA XAWADLA LAKULULEYNAA TAASI DHIB MALE WIIL ABSAMOW

  3. Xawaadle yaa wax usheego war hiiraan surre kama saari kartaane wixiina ii imaansade

  4. guusha waxey raaci mar walba dadka deegaanka kabxanleey iyo deefoow

  5. Sure maxaa ladhahaa

  6. Gaaljecel u diyaar garoow qaxid xaafada holwadaag waxaa iskaleh makane waxaa adoo qaawan laguugu tuuri doonaa liqliqato yaxaasyada makane ha ku kala dafaane xawaadllena cadowgiisa wuu ka guuleeysanayaa insha allaaah cayayaan nooc walba leh waa la buufinaa.

  7. Saas kuma joogeysaan dhul xawaadlle ee meeshaa markiini hore ka timideen ku noqda inteyan Afartaan Qalasey la dubanin

  8. xawaadle waxoo doonayaa in LA cirib tiro haduu is qaban

  9. Iimaanka ilaahay ha galiyo kuwa xaqdarada ku doonaya dhul aanay lahayn ee dulmiga wada dulmigana ilaahay subxaana watacaalaa ma ogola ilaahayna lama jiro xaqay tagaysaa ee dir waxba laga qaadimaayo dhulkooday ka difaacayaan dulmiga iyo xaqdarada guulaysta abidkiin aamiin:

  10. daqsigii dul dul batah waxa uu ku dhacaah fud kulul. marka maar ayaah naga soo horeyso.iyo geesi yaashi sure. wale in lawenayaah tuladii xumeed ee jalaqasi ladhijirey madkah mel lakaladhigo. ee amey dan nagu tahey. in aad salkah dhulkah dhigtaan. hortiin ayaah dad nagaah dabaah bad badan nagaah dad badan ee wadah ku qul quleen markey wax qadi wayeen.

  11. fesal war nageed auaah ku hadleysaah. hadii aad wax duban kartin 2sano dagaalku magareen. lakin hadah waahbah ledin sugayaah waah sodaah deen. sure wui yaqanaah sodah danyeradah xawdaleh madax loga togtoh ee xaduud kah so dhafa hee. sure wuyaqanaah.qadicul dariq. ooh aan aqoon shatah arkoonu islam nin aqoon miyuu dagalami karaah waah bah jawil oo aan diin iyo cilmi laheen. hadii ladhaho

  12. wiil Gaaljecel | May 16, 2015 at 3:23 pm | Reply

    Feysal sxb xawaadle unax wuu dhamaadaye kkkkkkkkkk Gaaljecel maxaa kusaaree niyuugleer maa kugaraacee mise taangiyaal ayaa xabashida gabdha oogu soo badalateen si aad noogu soo weerartaan kkkk Gaaljecel hurda xitaa sxb hurdada kama toosin kartide iska aamus

Leave a comment

Your email address will not be published.