Khalaafow”Aniga iyo Cabdi fataax isu Heyb Ayaa nahay Dadka Baladweyne in la iska Horkeeno Ayuu Rabaa”

Maxamed Cusman Khalafow Gudomiyaha D/Baladweyne ee G/Hiiran Wareysi uu siiyay Warqabadka Radio Danan Ee Muqdisho Gaar ahaa Barnaamijka Guuxa Wararka ee soo gala Saacadu marka ay tahay 9:30Habeen Ayaa Waxa uu beeniyay in Xilkii Laga Qaaday iyado Warkaasi ay baahiyeen Warbaahinta qaar ee Muqdisho.

Gudoomiyaha ayaa waxa uu tilmaamay in aanay waxba ka jirin wark ay Warbaahintu faafiyeen kaa oo ah in isaga iyo gudoomiye ku xigeenka dhanka Siyaasada Magaalada Xilka laga xayuubiyay.

“Waxaan idin sheegayaa in aan xilka leyga qaadin,waraaq Maamulka hiiran ka soo baxday wey jirtaa anaga xil nagama qaadi karo waayo anaga iyo isaga isu mar baa nala magacaabay”Ayuu yiri Maxamed Cusman Khalafow Gudomiyaha D/Baladweyne ee G/Hiiran .

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in aysan jirin wax xil ah oo uu cabdi fataax ka qaadi karo awoodiisa aanay heerkaasi gaarsiisneyn sida uu hadalka u dhigay.

“Aniga iyo cabdi fataax isu heyb ayaa nahay dadka baladweyne in la iska horkeeno ayuu rabaa cabdi fataax ma naqaano waxa uu damacsanyahay”Ayuu yiri Maxamed Cusman Khalafow Gudomiyaha D/Baladweyne ee G/Hiiran .
Si kasbata Muran ayaa haatan soo kal dhex galay Maamulka Gobolka Hiiraan ee dowlada.

cowslafil.com

20 Comments on "Khalaafow”Aniga iyo Cabdi fataax isu Heyb Ayaa nahay Dadka Baladweyne in la iska Horkeeno Ayuu Rabaa”"

  1. Qalaafoow bilaa qalafoow. Kkkkkk

  2. kan qayliyaya iyo kan uu ka cabanayo waa dameer iyo dhagahii, sida uu sheegayn waa isku hayb, ilma mooryaan iyo burcad jid-gooyana kalama jecline… xaajadu asaaskay ka qurantay eey iyo doofaar is dagaalaya waxii beri samaadkii la dhihi jiray greater region of Hiiraan ma ahayn iney xakun sheegtaane…….. xabsiga inay ku jiraan bey ahayd….

    calaacalka iska daaya ilma ceebeed waa idinku kali.

  3. Gaaljecel Wabiga ha lagu subo asaga iyo geel dabaalna ma garanaayo ee tiin tiinbado jaahilka laahilkiisa kala jirin waa cadowga Xawaadlle ee tuulada xun ee Buqda goosaar ha loogu tago hana la garaaco sidii kuwii sure la lahaa C:fataax Nooloow guul iyo gobanimo ku dhimo

  4. Sxb Gaaljecel meesha barya kuma jooga xoogiisa ayaad uga cabsatay saa xawaadle horaa loo yiri wacad kaama reeba ee waranka ayaa kaa reeba ada umada la heshiin waayay oo deefow iyo kabxanley duulaan ku waana lagu xasuuqay waan ognay ee Dan ma kuu tahay waalaha surre nabad ma kuu weydiiya si laguugu ogolaada inaad webiga biyaha ka cabta

  5. ninkaagan fesal(magac wacaleedka) loo baxay ee xawaadla(qabri laga soo heloow) taariiqda qoran ee Somalia dagaal xawaadle ku guulaystay ma maqal,dhaqan xumo iyo jaajuusnimo waa leydinku yaqaanay, boob iyo tuuganimo,ha yeeshee markii gobolka hiiraan beesha surre aad iska celin weydeen oo meydkiina doonan weydeen, webigana leydinku daray inaad hadashaba kuu may ahayn. tabartaadu waxay ka badan weydey inaad sida caruurtii ” waa lanala laayay kuwa surra ahoo liyuu booliis iyo Somaliland kaashahaaya aa ilmahaaynya dhameeyay”..yaa sidaa kaaga cabaadiyay_____ iloowsho dhawidaa soo tii waxii kuugu dhacay reer hiiraan dhagaha farta gashteen.

    soow taad aryaadhaha ilma gugundhabe kaalaya maydka ii soo aruursha lahayd, caku aqlaaq xumidaa oo orod badnidaa marka goob colaadeed laysugu yimaado, hadal aan macna lahayn iyo xagxagasho badnidaa. camiilka tigteegaad mooday gudoomiye gobolkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    viva dhalad Hawiye, down xoor-xoorka xawaadle

  6. hahahaah waad is ku xaar tey. magal jecel ayad u dhawan kartaah adoon shan xabah ah shegato. walaahi waah markii lagu wen lahaa. in shalaah besha galjecel wey guleysanayan waqtigunah wuu qoroyaah viva galjecel

  7. Qalafoow maxkamad aa lagu saaryaa dhuusada cesho kuwaan suuse mar dhaw soo wax dhici doono

  8. Adiga gaaljecel waxba dad hanala heshiisiinin ee dhexdeena ka bax hadey wabiga diidi karaan waa la arki doonaa hadey bebeyaal sugunto mano ah ka soo tuugsadeen siilaanyo iyo cumargeele iyo Ogaadeen. Anga waxaan diyaar u nahay in aan cayayaankaan bacaadweyn ku noolaan waayey in aan iska Buufino Xaqbeynu u leenahay Jaalleyaale.

  9. Surre ka qaleeya cida waad ka adkaateen sure ayay iy Gaaljecel isku qaldayaan dhiriga kuleel ka maxaa ka keenay surre iska celi Gaaljecel ha noo dambeeya

  10. “Qalaafoow bilaa Qalaafoow. Waxaa ka dhacdey Aniga iyo C/fataax Xassan Afrax isku heyb Ayaan Nahay. kkkkk Ala. Reer baadiyanimada Xumaa”

  11. hore ayaah lodhahey daqsii bub bub badan fuud kuluul ayuu ku dhcaaah. hada xawdaleh.nabadah miyey diidan yihin halugu wadah nolaado. war adunyadah dhinac karacah. colaad wax maso kordhineyseeh. hadii ey wax sokordhineyso. dagalkan wuxuu socadey 2 sano oo aan waxbah ley is kulaharin. markah meshanah das kii xaqa u lahaa ayaah hestah. dulminah donimayaan. lakin hadii lasodontoh balan waayeh. mewd badan in laga caraaayo. oo ey kadhaceyso didaan maan modeen

  12. khalafow waxan dhihi lahaa war ma adigo geela raac ah maaba maanta hadlaaya shalay sad hiran ku so gashay waa la ogaa e waxan ku dhihi lahaa c/fitax libax ha qeyr san hadii kale wabiga shabele ayaad ku hoyan doontaa geel raac jaahil ah baatahe ahaaya yahow amharic ina ante jankalaad ka aalee sam yahunaal hadii kale meshad 20sano kasoo gashay ayaa lagugu celinaa dhabtii wushaa

  13. AWAD adiga sida iiga kaa muuqata ciyaal baatahay dhabti ama aqoon uma lihid xawadle maxaa yeelay xawadle cadowgiisa wuu sugaa waliba si fican tariqna laguma haayo asoo cadowgisa ka caraya ma waxaad maleysaa gaaal jecel geela raac oo kale biiq biiq dhalay mayaa wlhi haduu yahay hiranba mada ganaadeen ee cunuk baatahay iska hadal gaabso fagaarahan oo oo kalane haka hadlin waayo maah maah ayaa waxay ahay DOQONIMADAADA HADAL KAABNI KAKAASHO ok jaahil loo waayay jaahil ibdhi ahaayaa dhalay baatahay inaati ims

  14. War Gaaljecel waa beel ilaah badiyey ee adigoo xwadle ah maa gaaljcl wax kaqaadaya xoola yahow horta dir kasoo dhamaaw waan kusugayaaye alla gumar midgaan ah baad tihiin meel aad gashaan ayaan kuwareersannahay ma wecel ayaa tihiin imbow

  15. Badnaashahiisa maxey taree mutante ma wato xiimaay balaayo kula siir badnaatey maantoo dhan geel ayuu qoraxda la joogaa goormuu qabeysanaa oo salaada illaahey dukanaa waa cawaan caleenta geedaha cuna oo Raabita Qabo.War Xawaadlle maa gaari kartaa Anaa Alifbeetayahow.

  16. hadaan ogahay geela raac in uu manta ila tirsahaa shalay asigoo qax ah oo meelow harsadana la. aad moodid adoontii bin shaangul ee qaaqow need masiiyeen dhul ow harsado markaasow ku leeyahay wan badanahay xaad badataan gaajaba kama baxdiine geel raac adoon ah

  17. Gudoonka Degmada Beletweyne ma uusan dhahin ( Cabdifatax ayan isku heyb nahay ) dhamaan shacabka ree hiiraan wey garanayaan in cabdifatax yahay mooriyaan, tuugana shacabka hiiraan waxba kama qaadi karo. xawaadle darbada lagu dhufti waa la ogaa ilaaa iyo hadana xawaadle dhibkii gaaray ayuu kaso kabsan la yahay magaalada waa laba qeyb xawaadle haddu magaalada dhankiisa nabad ku deganaan waaye ha ogaado in hiiraan laga bara kicinaya

  18. wanka xumahay in aad saas u hadashaan reer gaaaaaljecel maxaa yeelay xawadle hiran wuxu ka dagan yahay 85%100kiiba marka idinkoo ceelcali oo abaar ah kadagan hiiran ma ahan in aad qabiil adinka weyn hadana aanba adin soo jeedin in aad uurka ka nacdaan oo quuri weydaan taariqda ama soomalina ay ogtahay in uu hiraan idin dijiyay xawaadle agagaaarkii qixii marka sorry

  19. waxa xaqiq ah in dadka halkaan isku jawaabaaa eysan aheen gaaljacel iyo xawaadle ee yihiin qolada samesatay beejkaan iyakoo raadinayo xulafa cusub laakiin waxa cajiib ah in la isgaraneynin ogaadeen lasoo ijaartay iyo qola laku keenay maalmo nalajooga madhul ayey difacaan sida aan kubalanay yar iyo ween waa in hilibkiina laku rido gasacado loona qeebiyo xoolaha defow jooga ilaa danta aan leenahay aan gaareeno waana markii uku dabeysay

    • wiil sure anigu hadal badan marabo kaliya waxaan usheegi xawaale markaad hiiraan kanoqon lahayd tuke cambarle waala gaaray hadana suraa kusaarane iskadhici | June 12, 2015 at 2:49 am | Reply

      Wiil sure xawaale waan kaxumahay wiil direed inay disho xabad xawaale boon waayo matihid nin leh abtirsin layaqaano wacal nimuu dilay sori magayno waxaa karoon dameer ninudilay base dhusada cesho dadna hagaraafan dabada ilaasho waalais hayaaye

Leave a Reply to awad Cancel reply

Your email address will not be published.