Ciidamadii dib uqabsaday lanbar konton iyo ilaa ceel wareegow

Taliye ku xigeenka ciidamada deegaanada shabeelada hoose cabdi muudey oo caawa wareysi Siiyay barnaamijka guuxa wararka ee radio Danan kabaxa 9:30 fiidnimo ayaa waxaa uu sheegay In hada ay kusugan yihiin deegaanka ceel wareegow ee gobolka shabeelada hoose degmada Lanbar kontona ay soo qabsadeen dagaalkana ay siiwadayaan ilaa ay marka kaqabsadaan.

Taliye ku xigeenka waxaa uu intaas ku daray in dhankooda wax qasaara ah soo gaarin dhinicii Ay dagaalka laglena ay san kawar haynin halka ay jaan iyo cirib dhigeen.

Talyaha oo aan weydiinay waxa ay yihiin iyagu ayaa waxaa uu ku jawaabay anagu waxaan Nahay ciidan hoostaga maamulka shabeelada hoose ee dawlada fedaraalka soomaliya balse Deegaanadooda difaacanaya kana difaacanaya wax uu ugu yaaray soo duulayaal ka yimid 1500 Oo KM ku waasoo doonaya in ay xoog ku qabsadaan deegaano ay san u dhalanin kana Barakiciyaan shacabkii xaqa ulahaa deegaanada shabeelada hoose .

Cabdi muudey waxaa uu intaas raaciyay maleeshiyaadka ay ladagaalamayaan in ay garab Kahaystaan dawlada fedaraalka soomaliya iyana ay yihiin isdifaacilaal.

xigasho: Shabakada radiodanan.com

cowslafil.com

Be the first to comment on "Ciidamadii dib uqabsaday lanbar konton iyo ilaa ceel wareegow"

Leave a comment

Your email address will not be published.